Home / Uncategorized

Uncategorized

Taariikh-nololeedkii Prof Cali Xasan Maxamed

Prof Cali Xasan wuxuu ku dhashay magaalada Ceeldheer sanadkii 1944kii. Wuxuu ku barbaaray Muqdisho iyo Qaahira. Ilaahay haw naxariisto e, Prof Cali Xasan Maxamed wuxuu ahaa keyd cilmi ah oo Ummadda Soomaaliyeed ka baxay. Wuxuu wax ku bartay dalalka Soomaaliya, ...

Read More »

Mas’uuliyiinta soo qabtay Taliska Qeybtii 26aad ee XDS

Taliska Qeybtii 26aad ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed waxaa soo qabtay mas’uuliyiintan soo socda: 1-Jan Jaamac Aw Muuse Samatar 2- Jan Maxamed cali Mire 3- Jan Muuse Xasan Abdulle 4-Jan Cismaan Saalax C/karim 5-Jan Yuusuf Axmed Salxaan 6- Jan Siciid Faarax Gooje ...

Read More »

Farqiga ereyo la isku khaldo: (Magacaabis/Doorasho, Dakhli/kharash, dowlad/xukuumad, mushaar/gunno)

Magacaabis iyo Doorasho: Magacaabis waa marka mas’uul uu xil u magacaabo mas’uul kale oo ka hooseeya. Tusaale, Ra’iisul-wasaaraha Soomaaliya lama doorto ee waxaa xilka u magacaaba Madaxweynaha. Sidoo kale wasiirrada xilka waa loo magacaabaa ee iyaguna lama doorto. Hase yeeshee ...

Read More »

Taariikhda Shan-cad

Maxamed Xeyle Rooble (Shan-Cad), Wuxuu Ku Dhashay Xamar Sanadku Marku ahaa 1943kii,wuxuuna ku soo barbaaray xamar , Shan-cad,wuxuu yaraantiisii jeclaa ciyaarta kubbadda cagta,wuxuuna ku soo caan baxay bacaadaha iyo fagaarayaasha dhallinyarada ku hardanto,wuxuuna ciyaarta kubbadda cagta ku soo biiray sannadkii ...

Read More »

Taariikhda Faraqajaan

Muxyadiin Maxamuud Maxamed (Faraqajaan),wuxuu ku dhashay cadale sannadka markuu ahaa 1944kii  wuxuu yaraantiisii jeclaa ciyaaraha kubbadda cagta,wuxuuna sii jeclaa inuu noqdo garsoore,wuxuu bilaabay inuu fagaaraha dhallintu ku ciyaarto uu garsoore ka noqdo,isagoo garsoore ka noqday garoonka SIISI,wuxuuna ku soo baxay ...

Read More »

Taariikhda Yaxye Shucayb

Yaxye Shucayb wuxuu ku dhashay xamar 1938kii, wuxuu yaraantiisii jeclaa ciyaarta kubbadda kolayga. Wuxuuna ciyaaraha bilaabay sannadkii 1948kii,wuxuu u saftay kooxda boondheere qaybta (C),muddo markii uu ahaa ciyaari yahan waxaa gaaraydhaawacwayn,wuxuuna ka jabay lugta midig,wuxuu ciyaaraha ka fariistay 1952kii,wuxuu jeclaa ...

Read More »

Taariikhda Faarax Sindiko

FaaraxWeheliyeCaddow(sindiko), wuxuu ku dhashay xamar sannadka markuu ahaa 1940kii wuxuu ku barbaaray xamar,Faarax wuxuu yaraantiisii jeclaa ciyaarta kubbadda cagta wuxuu u saftay kooxda shingaani qaybta (B) wuxuu la soo baxay ciyaarwanaagsan iyo karti uu u hayo ciyaarta kubbadda cagta,durbadiiba wuxuu ...

Read More »

Taariikhda Huseen Maalin

Huseen Maalin, wuxuu ku dhashay xamar sannadkii 1923kii wuxuuna ku soo barbaaray Xamar, wuxuuna yaraantiisi jeclaa ciyaaraha guud ahaan, gaar ahaan ciyaaraha kubbadda cagta. Huseen wuxuu si daran u jeclaa ciyaaraha hiddaha iyo dhaqanka, wuxuu laashin ku ahaa (shiribka) iyo ...

Read More »

Taariikhda Maxamed Cali Xasan

Maxamed Cali Xasan, wuxuu ku dhashay luuq Ganaane 1933kii, wuxuuna yaraantiisi jeclaa ciyaaraha gaar ahaan kubbadda cagta,Maxamed  wuxuu ku biiray dadwaynaha taga  goobaha ciyaaraha,wuxuuna ahaa taageere raacsan kooxdii booliska,mudo fara badan markuu sacabka u tumayey kooxdii booliska,ayuu jeclaystay inuu abaabulo ...

Read More »

Abaar ka dhacday Muqdisho I930-kii (Magaca Villagio Arab)

Sheekooyinka taariikheed ee ku keydsan maskaxda Sheekh Mukhtaar ma tiro yara. Mid ka mid ah waxay ka dhacday Muqdisho sanadkii 1932-dii Sheekh Mukhtaar xilligaas ay abaartu dhacayso Muqdisho kuma sugneyn, ee waxaa uga sheekeeyay nin ay saaxiib ahaayeen oo turjumaan ...

Read More »