Home / Taariikh (page 7)

Taariikh

Qeybta 1aad: Shir Qarsoodi ah oo 1977 looga hadlay Soomaaliya

Goobtu waa Barliin-Bari. Waa maalin Axad ah. Waa 3 Abriil 1977. Waa Guriga Golaha Dhexe. Shir socday shan saacadood oo dhowdhow ayaa dhex maray Hoggaamiyaha Cuba, Fidel Castro oo markaa ka soo laabtay Geeska Afrika iyo Hoggaamiyaha Jarmalka Bari Erich ...

Read More »

Aragtida Castro ee Geeska Afrika 1977 (Qormo 4 Qeybood ah)

Shir ay 1977 yeesheen Hoggaamiyaha Cuba iyo Hoggaamiyaha Jarmal Bari ayay uga hadleen Soomaaliya iyo Ethiopia. Arkiifiyada Jarmalka ayaa 2005 dibadda soo dhigtay wixii lagu wada hadlay. Waxaan u tarjumay Soomaali.  Warbixinta aad halkan ka akhrin doonto waa hadalkii Fidel ...

Read More »