Home / Taariikh (page 5)

Taariikh

Yuusuf Garaad Cumar Axmed

Taariikhda dhalashada June 26, 1960   Goobta Xamar Jajab   Gobolka Banaadir   Sahaqadda Suxufi & Siyaasi   Sooyaal Kooban: Ababka iyo Barbaarinta   Yuusuf Garaad Cumar Axmed waa suxufi caan ah, oo Soomaaliyeed, oo muddo ku dhaw 40 sano ...

Read More »

Xasan Aadan Samatar

Taariikhda dhalashada 1953   Goobta Diinsoor   Gobolka Bay   Shaqadda Fan (Heesaa)   Sooyaal Kooban: Ababka iyo Barbaarinta   ·        Xasan Aadan Samatar waa fanaan caan ah oo Soomaaliyeed, oo taariikhda fankiisa marka dib loo fiiriyo soo bilaabay inuu ...

Read More »

Raage Cabdullaahi Oomaar

Taariikhda dhalashada July 19, 1967   Goobta Dhalashada Mogadishu   Gobolka Dhalashada Banaadir   Shaqadda Suxufi & Qoraa   Sooyaal Kooban: Ababka iyo Barbaarinta   Raage Cabdullaahi Oomaar waa suxufi ahna qoraa sameeyay afar buug. Waa wariye asalkiisu Soomaali yahay, ...

Read More »

Axmed Xasan Cowke

Taariikhda dhalashada 1943   Goobta Dhalashada Tog Wajaale   Gobolka Dhalashada Waqooyi Galbeed   Shaqadda Suxufi   Sooyaal Kooban: Ababka iyo Barbaarinta   ·        Axmed Xasan Sheekh Suufi, oo loo yaqaan Axmed Xasan Cawke, waa Suxufi Soomaaliyeed oo horaantii 1970-aadkii ...

Read More »

SH. Aadan Maxamed Nuur (Madoobe)

Taariikhda dhalashada 1956   Goobta Dhalashada Xudur   Gobolka Dhalashada Bakool   Shaqadda Siyaasad   Sooyaal Kooban: Ababka iyo Barbaarinta   ·        Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) waa siyaasi Soomaali ah, oo ilaa iyo 1990-aadkii ku lug lahaa siyaasadda jahwareersan ...

Read More »

Salaad Gabeyre Kediye

Taariikhda dhalashada 1933   Goobta Dhalashada Xarar Dheere   Gobolka Dhalashada Mudug   Sahaqadda Ciidan   Sooyaal Kooban: Ababka iyo Barbaarinta   ·        Salaad Gabeyre Kidiye waxa uu ahaa Soomaali ka tirsanaan jiray Militarigii waddankiisa intii u dhaxeysay 1950-nadii ilaa ...

Read More »

Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke

Taariikhda dhalashada 18-June-1960   Goobta Dhalashada Muqdisho   Gobolka Dhalashada Banaadir   Shaqadda Siyaasad   Sooyaal Kooban: Ababka iyo Barbaarinta ·        Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke waa siyaasi, waana Reysal Wasaarihii ugu horeeyay ee Dowladdii KMG ahayd ee Madaxweyne Shariif Sheekh ...

Read More »

Mas’uuliyiinta soo qabtay Taliska Qeybtii 26aad ee XDS

Taliska Qeybtii 26aad ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed waxaa soo qabtay mas’uuliyiintan soo socda: 1-Jan Jaamac Aw Muuse Samatar 2- Jan Maxamed cali Mire 3- Jan Muuse Xasan Abdulle 4-Jan Cismaan Saalax C/karim 5-Jan Yuusuf Axmed Salxaan 6- Jan Siciid Faarax Gooje ...

Read More »

Abaar ka dhacday Muqdisho I930-kii (Magaca Villagio Arab)

Sheekooyinka taariikheed ee ku keydsan maskaxda Sheekh Mukhtaar ma tiro yara. Mid ka mid ah waxay ka dhacday Muqdisho sanadkii 1932-dii Sheekh Mukhtaar xilligaas ay abaartu dhacayso Muqdisho kuma sugneyn, ee waxaa uga sheekeeyay nin ay saaxiib ahaayeen oo turjumaan ...

Read More »

Taariikhda Saxaafadda Soomaaliyeed – Qaybta 1aad

Hordhac kooban Saxaafadda Dunida Inta aanan u gudagelin si gaara taariikhda saxaafadda Soomaaliyeed aan marka hore si kooban uga hadlo taariikhda saxaafadda adduunka si aan ugu soo xirno taariikhda saxaafadda Soomaaliyeed. Taariikhda saxaafadda adduunka waxaa lagu tilmaani karaa xilli adag ...

Read More »