Home / Taariikh (page 4)

Taariikh

Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo)

  Taariikhda dhalashada 1936   Goobta Burco   Gobolka Waqooyi Galbreed   Shaqadda Siyaasi   Sooyaal Kooban: Ababka iyo Barbaarinta             ·        Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waa siyaasi Soomaaliyeed, haddana ah madaxweynaha maamulka Somaliland ee waqooyiga Soomaaliya. Waxa uu ku ...

Read More »

Cali Maxamed Geeddi

Taariikhda dhalashada 1952   Goobta Muqdisho   Gobolka        Banaadir   Shaqada Siyaasi, Aqoonyahan   Sooyaal Kooban: Ababka iyo Barbaarinta · Prof. Cali Maxamed Geeddi waa Reysal Wasaarihii ugu horeeyay dowladdii uu Madaxweynaha ka ahaa Allaha u naxariistee, Cabdullaahi Yuusuf Axmed. ...

Read More »

Nuur Xasan Xuseen

Taariikhda dhalashada 1938   Goobta Dhalashada Muqdisho   Gobolka Dhalashada Banaadir   Shaqadda Siyaasi   Sooyaal Kooban: Ababka iyo Barbaarinta   Col. Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) waxa uu 1930-kii ku dhashay Muqdisho, isla Muqdisho ayuuna noloshiisa hore inta badan ...

Read More »

Faysal Cali Waraabe

  Taariikhda dhalashada 1948   Goobta Dhalashada Hargeysa   Gobolka Dhalashada Waqooyi Galbeed   Shaqadda Siyaasi   Sooyaal Kooban: Ababka iyo Barbaarinta   Faysal Cali Waraabe waa siyaasi Soomaaliyeed oo caan ka ah Soomaaliya. Waxa uu ku dhashay kuna soo ...

Read More »

Axmed Ismaaciil Samatar

  Taariikhda dhalashada Lama Yaqaan   Goobta Gibiley   Gobolka Waqooyi Galbeed   Shaqadda Professor, Qoraa, Baare & Siyaasi   Sooyaal Kooban: Ababka iyo Barbaarinta   Prof. Axmed Ismaaciil Samatar waa aqoonyahan Soomaaliyeed, oo markii dambe siyaasi noqday. Waxa uu ...

Read More »

Cabdalla Deerow Isaaq

  Taariikhda dhalashada 1950   Goobta Ceel Garas   Gobolka Bakool   Shaqadda Siyaasi   Sooyaal Kooban: Ababka iyo Barbaarinta   Cabdalla Deerow Isaaq waxa uu ahaa siyaasi Soomaaliyeed, markii ugu dambeysay noloshiisa ahaa xildhibaan ka tirsan baarlamaankii KMG ahaa ...

Read More »

Maxamed Cismaan Jawaari

  Taariikhda dhalashada 1945   Goobta Dhalashada Afgooye   Gobolka Dhalashada Shabeelada Hoose   Saqadda Siyaasi, Sharci Yaqaan   Sooyaal Kooban: Ababka iyo Barbaarinta   ·        Prof. Maxamed Cismaan Jawaari waa siyaasi Soomaaliyeed, oo ku dhashay degmada Afgooye ee gobolka ...

Read More »

Axmed Cabdi Aw-Maxamed {Godane}

  Taariikhda dhalashada 1969   Goobta Hargeysa   Gobolka Waqooyi Galbeed   Shaqadda Jabhad   Sooyaal Kooban: Ababka iyo Barbaarinta   ·        Axmed Cabdi Aw-Maxamed (Gudane) waa hogaamiye amiir u soo ahaa Al-Shabaab, oo ah koox ay aduunyadu u taqaan ...

Read More »

Xasan Sheekh Maxamuud

Taariikhda dhalashada 1955   Goobta Dhalashada Jalalaqsi   Gobolka Dhalashada Hiiraan   Shaqadda Macalin, U Doode & Siyaasi   Sooyaal Kooban: Ababka iyo Barbaarinta   ·        Xasan Sheekh Maxamuud waa madaxweynihii 8-aad ee Soomaaliya. Waa siyaasi horay usoo ahaan jiray ...

Read More »