Home / Taariikh (page 3)

Taariikh

Madoobe Nuunow Maxamed

Taariikhda dhalashada 1948   Goobta Dhalashada Diinsoor   Gobolka Dhalashada Bay   Shaqadda Siyaasi   Sooyaal Kooban: Ababka iyo Barbaarinta   Madoobe Nuunow Maxamed waxa uu 1948-kii ku dhasahay degmada Diinsoor ee gobolka Bay, Soomaaliya. Waa Siyaasi muddo dheer kasoo ...

Read More »

Sheekh Cumar Faaruuq Xaaji Cabdi Suldaan Xaaji Maxamuud

Taariikhda dhalashada 1949   Goobta Dhalashada Carmaale   Gobolka Dhalashada Kilinka 5-aad    Shaqada Wadaad, Sheekh   Sooyaal Kooban: Ababka iyo Barbaarinta Sheekh Cumar Faaruuq Xaaji Cabdi Suldaan Xaaji Maxamuud waa wadaad Soomaaliyeed, oo aac uga ah gayiga Soomaalida iyo ...

Read More »

Cabdirisaakh Cali Yuusuf (Bahlaawi)

Taariikhda dhalashada July 1964   Goobta Dhalashada Dhuusamareeb   Gobolka Dhalashada Galgaduud   Saqada Suxufi, Maamul   Sooyaal Kooban: Ababka iyo Barbaarinta Cabdirisaaq Cali Yuusuf (Bahlaawi) waa suxufi, sidoo kale in muddaa ka soo ahaa maamule/agaasime Radio Muqdisho iyo Wasaaradda ...

Read More »

Sheekh Shariif Sheekh Axmed

Taariikhda dhalashada 1966   Goobta Dhalashada Mahaday   Gobolka Dhalashada Shabeelada Dhexe   Shaqada Siyaasi & Hogaamiye   Sooyaal Kooban: Ababka iyo Barbaarinta   Sheekh Shariif Sheekh Axmed waa madaxweynihii 7-aad ee Soomaaliya intii u dhaxeysay 2009-2012. Ka hor waqtigaas ...

Read More »

Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal

Taariikhda dhalashada 1929   Goobta Dhalashada Ood-Weyne   Gobolka Dhalashada Togdheer   Shaqada Siyaasi & Hogaamiye   Sooyaal Kooban: Ababka iyo Barbaarinta   Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal waa siyaasi Soomaaliyeed. Waa Reysal Wasaarihii 3-aad ee Soomaaliya, marka laga soot ago ...

Read More »

Cabdiraxman Axmed Cali (Tuur)

Taariikhda dhalashada 1920-aadkii   Goobta Dhalashada Burco   Gobolka Dhalashada Togdheer   Saqadda Siyaasi & Hogaamiye   Sooyaal Kooban: Ababka iyo Barbaarinta   Cabdiraxman Axmed Cali (Tuur) waa siyaasi Soomaaliyeed oo 1920-aadkii ku dhashay Hawdka degmada Burco ee gobolka Togdheer. ...

Read More »

Kamaal Daahir Xasan (Guutaale)

Taariikhda dhalashada 1982   Goobta Dhalashada Muqdisho   Gobolka Dhalashada Banaadir   Saqadda Siyaasi   Sooyaal Kooban: Ababka iyo Barbaarinta   Kamaal Daahir Xasan (Guutaale) waa Siyaasi ah guddoomiyaha Xisbiga Wadajir oo la aasaasay 2016. Waxa uu ku dhasahay magaalada ...

Read More »

Aadan Cabdulle Cusmaan (Aadan Cadde)

Taariikhda dhalashada 1908   Goobta Dhalashada Beledweyn   Gobolka Dhalashada Hiiraan   Saqadda Siyaasi   Sooyaal Kooban: Ababka iyo Barbaarinta   Aadan Cabdulle Cusmaan (Aadan Cadde) waa Madaxweynihii ugu horeeyay Soomaaliya.Waxa uu Madaxweynaha Soomaaliya soo ahaa intii u dhaxeysay 1960-1967-kii. ...

Read More »

Cali Khaliif Galeyr

Taariikhda dhalashada 1941   Goobta Laas Caanood   Gobolka Laas Caanood   Saqadda Siyaasi, Aqoonyahan, Macalin   Sooyaal Kooban: Ababka iyo Barbaarinta Dr. Cali Khaliif Galayr waa siyaasi Soomaaliyeed, waxaana uu mar soo ahaa Reysal Wasaaraha Soomaaliya (2000-2001), Wasiirka Arrimaha ...

Read More »

Maxamed Siyaad Barre

  Dhimashadii Maxamed Siyaad Barre   2-da January, 1995-kii ayaa Allaha u naxariistee, Gen. Maxamed Siyaad Barre waxa uu ku dhintay magaalada Lagos ee dalka Nigeria isaga oo 80 jir ah, halkaas oo uu ku xanuunsaday markii xakunka laga tuuray ...

Read More »