Home / Taariikh

Taariikh

MILICSO: QAAR KA MID AHAA ARDAYGII SOMALIYED EE WAXBRASHADA LOOGU DIRAY DALKA TALYANIGA

  MILICSO: QAAR KA MID AHAA ARDAYGII SOOMAALIYEED EE WAXBRASHADA      LOOGU DIRAY DALKA TALYANIGA 1952-DII SI AY ULA WAREEGAAN DALKA MARKA LA GAARO XORRIYADDII 1960-KII.   SAFKA KORE MARKA BIDIX  LAGA BILAAB Ahmed Sheikh Mahamed Khamiis (Sudani) Mahamed Siyaad Barre ...

Read More »

Billow Keerrow

Taariikhda Dhalashada 1958   Goobta Dhalashada Rhamu   Gobolka Dhalashada Mandheera, Waqooyi Bari Kenya   Shaqadda Siyaasi & Ganacsade   Sooyaal Kooban: Ababka iyo Barbaarinta Billow Keerrow waa Siyaasi Soomaaliyeed oo Reer Kenya ah, oo muddo dheer soo ahaa Xildhibaan ...

Read More »

Cabdi Ismaaciil Samatar

  Taariikhda Dhalashada 1952   Goobta Dhalashada Gibiley   Gobolka Dhalashada Waqooyi Galbeed   Shaqadda Aqoonyahan, Qoraa & Macalin Jaamacadeed   Sooyaal Kooban: Cabdi Ismaaciil Samatar waa aqoonyahan, baare, iyo afmaal falanqeeya arrimaha Geyska Afrika, gaar ahaan Soomaaliya. Waxa uu ...

Read More »

Cabdirisaaq Xaaji Xuseen

Taariikhda Dhalashada 1924   Goobta Dhalashada Gaalkacyo   Gobolka Dhalashada Mudug   Shaqadda Siyaasi   Sooyaal Kooban: Ababka iyo Barbaarinta Cabdirisaaq Xaaji Xuseen Waa Reysal Wasaarihii 2-aad ee Soomaaliya, Waa siyaasi sameyn fiican ku lahaa dalka, waxaana 35 sanadood oo ...

Read More »

Cumar Xaashi Aadan

Taariikhda Dhalashada 1942   Goobta Dhalashada Beled-Weyn   Gobolka Dhalashada Hiiraan   Sahaqadda Siyaasi   Sooyaal Kooban: Ababka iyo Barbaarinta Cumar Xaashi Aadan waa siyaasi Soomaaliyeed, markiisii horena ahaa askari ka tirsanaa ciidamada. Waxa uu 1942-kii ku dhashay magaalada Beled-Weyn ...

Read More »

Yuusuf Maxamed Cali (Tuke)

Taariikhda Dhalashada 1951   Goobta Dhalashada Gar’adag   Gobolka Dhalashada Sanaag   Shaqadda Siyaasi   Sooyaal Kooban: Ababka iyo Barbaarinta Yuusuf Maxamed Cali (Tuke) waa siyaasi Soomaaliyeed oo muddo ka badan 30 ka shaqeynayay siyaasadda Soomaaliya. Waxa uu ku dhasahay ...

Read More »

Maxamud Maxamed Guure

Taariikhda Dhalashada 1957   Goobta Dhalashada Beled Weyn   Gobolka Dhalashada Hiiraan   Shaqadda Siyaasi   Sooyaal Kooban: Ababka iyo Barbaarinta Maxamuud Maxamed Guure waxa uu ahaa Siyaasi markiisii hore ku dhasahay magaalada Beled-Weyn ee xarunta gobolka Hiiraan, taariikhdu marka ...

Read More »

Jibriil Cali Salaad

Taariikhda Dhalashada 1939   Goobta Dhalashada Laas Qoray   Gobolka Dhalashada Sanaag   Shaqadda Ciidan, Siyaasi   Sooyaal Kooban: Ababka iyo Barbaarinta     Waxbarashada 1966-kii ayuu Dugsiga Hoose iyo Dhexe Ku Dhameeyay Dugsiga Axmed Gurey, Hargeysa-Soomaaliya 1970-kii ayuu Dugsi ...

Read More »

Maxamed Aadan Guuleed (Caana-Geel)

Taariikhda Dhalashada 1968   Goobta Dhalashada Cadaado   Gobolka Dhalashada Galgaduud   Sahaqadda Siyaasi, Dhaqaalyahan   Sooyaal Kooban: Ababka iyo Barbaarinta Maxamed Aadan Guuleed (Caana Geel) waa qoraa wax badan kusoo dhex jiray hawsha suxufinimada. Markii dambe waxa uu isu ...

Read More »