Home / Siyaasiyiin (page 2)

Siyaasiyiin

Waxaan kaga hadleynaa taariikhda siyaasiyiinta Soomaaliyeed.

Taariikh-nololeedkii Aadan Cabdulle Cusmaan (Aadan Cadde)

Aadan Cabdulle Cusmaan wuxuu ku dhashay Tuulada Jawiil oo ka tirsan magaalada B/weyne sanadku markuu ahaa 1909-kii Yaraantiisii wuxuu soo marayba, sanadkii 1944-tii ayuu magaalada B/weyne kaga biiray Naadigii Dhallinyarada ee SYC, wuxuuna noqday lambarka 130-aad waxaana Isku mar la ...

Read More »

Sheekh Mukhtaar: ‘Caddaaladii C/risaaq Xaaji Xuseen oo kale cid Soomaali laga helaayo waa yar tahay’

Allaha u naxariistee Sheekh Mukhtaar Maxamed, oo soo noqday guddoomiye baarlamaan 1966-1969, isla markaana noqday ku-sime madaxweyne ka dib markii la dilay madaxweyne C/rashiid Cali Sharma’arke, ayaa ka hadlay sanadkii 2000 wixii uu ka yaqaanay ra’iisul-wasaare C/risaaq Xaaji Xuseen: Cabdirisaaq ...

Read More »

Aaska Cabdullaahi Ciise 1988 – Qeybta Koowaad

Inta aan taariikhda ku hayo waxay ahayd markii ugu horreysay ee meel maxfal ah uu Maxamed Siyaad isaga oo Madaxweyne ah uu la soo istaago Madaxweynihii koowaad ee Soomaaliya, Aden Cabdulle Cusmaan. Waa Qabuuraha Qaranka oo ahaa meel ka soo ...

Read More »

Taariikh nololeedkii Cabdiraxman Tuur

Cabdiraxman Axmed Cali oo loo yaqaaney Cabdiraxman Tuur ahaana siyaasi weyn oo Soomaaliyeed, jagooyin badanna ka soo qabtey Soomaaliya iyo Somaliland ayaa bsihan November 8dii ku geeriyoodey magaalada London. Allaha u naxariistee, Cabdiraxmaan Axmed Cali (Tuur) wuxuu ku dhashay miyiga ...

Read More »

Danjire Daahir Maxamuud Geele: Aqoon & Deganaan

Danjiruhu waxa uu ka mid yahay siyaasiyiinta kooban ee aqoon iyo faham siyaasadeed isku darsaday, oo marka aad kala sheekaysato duruufaha Soomaaliya ku xeeran aad dareemi karto in ay u lafa baxsanyihiin. Marka uu sharxaayana u leh fasaaxad hadal oo ...

Read More »