Home / Siyaasiyiin

Siyaasiyiin

Waxaan kaga hadleynaa taariikhda siyaasiyiinta Soomaaliyeed.

Taariikhda Madaxwayne C/llaahi Yuusuf Axmed

C/llaahi Yuusuf Axmed waxa uu ku dhashay magaalada Gaalkacyo December Sanadkii 1934-kii. Waxbarashadiisa dugsiga sare markuu dhamaystay,  wuxuu galay kulliyadda culuumta ciidamada, muddo kaddib laba sano oo waxbarasho gaaban ah ayaa loogu diray talyaaniga sanadadii 1954-1956. Sanadkii 1957-dii ayaa C/llaahi ...

Read More »

Mudane Aden Maxamed Cali

   In aad noqoto wasiirka aan dhicin ee dowladdii jaalle maxamed siyaad barre ma aheyn arrin fudud, in aad billad dahabi ah ku hesho dadaalka iyo hor-u-marinta waxbarahadda dalka waa arrin kale oo tii hore kaculus balse waxaa intaas oo ...

Read More »

Cabdiwali Sheekh Axmed

Taariikhda Dhalashada 1959   Goobta Dhalashada Barbara   Gobolka Dhalashada Waqooyi Galbeed   Xirfadda Siyaasi, Dhaqaaleyahan   Sooyaal Kooban: Ababka iyo Barbaarinta Cabdiwali Sheekh Axmed waxa uu Cilmiga Dhaqaalaha ka diyaariyay Jaamacaddii Ummadda ee Somali National University (SNU), Mogadishu, Soomaaliya, ...

Read More »

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo

Taariikhda dhalashada 1962   Goobta Dhalashada Muqdisho   Gobolka Dhalashada Banadir   Shaqada Siyaasi & Hogaamiye   Sooyaal Kooban: Ababka iyo Barbaarinta Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Waa Reysal Wasaarihii 2-aad ee dowladdii uu madaxweynaha ka ahaa Sheekh Shariif Sheekh Axmed intii ...

Read More »

Cumar Carte Qaalib

Taariikhda dhalashada 1930   Goobta Dhalashada Soomaaliya   Gobolka Dhalashada Soomaaliya   Shaqada Ciidan   Sooyaal Kooban: Ababka iyo Barbaarinta ·        Cumar Carte Qaalib waa siyaasi Soomaaliyeed, waana Reysal Wasaarahii ugu dambeeyay ee dowladdii Militariga ahayd ee Jen. Maxamed Siyaad ...

Read More »

Dilkii Kamaaluddlin Saalax (sidee loo maleegay?)

Guddigii ergooyinka ee la-taliyeyaasha u ahaa maamulkii wasaayadu waxay ka koobnaayeen saddex dal oo kala socday qaaradaha Afrika, Aasiya iyo Laatiin Ameerika. Waxay dalalkaasi kala ahaayeen: Masar, oo Afrika ka socotay; Philipines, oo Aasiya ka socotay; iyo Colombia oo Laatiin ...

Read More »

Taariikh-nololeedkii Sheekh Mukhtaar, Guddoomiye Baarlamaan iyo Madaxweyne KMG ah

Waxay ahayd sanadkii 1913 markuu Sheekh Mukhtaar ku dhashay meel baaddiye ah oo magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay u jirta qiyaastii 25 km, laguna magacaabo“Caasho- gaabo”. Dhulku maahayn deegaanka qoyska uu ka dashay ay dhaqan ahaan dagaan, oo dhinaca ...

Read More »

Taariikh nololeedka C/risaaq Xaaji Xuseen

Bishii Jannaayo 31keedii, 2014 waxaa magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka ku geeriyoodey -AHN- C/risaaq Xaaji Xuseen oo ahaa ra’iisul wasaarihii labaad ee dalka Soomaaliya uu yeesho laga soo bilaabo xilligii xorriyadda (1960). C/risaaq oo muddo toddobaad ah isbitaal ku jirey, ...

Read More »