Home / Fanka (page 2)

Fanka

Taariikhdii Maxamed Axmed Kuluc

Allaha u naxariistee fannaankii weynaa ee Maxamed Axmed Kuluc wuxuu ka mid ahaa asaasayaashii, laf-dhabartii iyo bud-dhigayaashii fanka iyo masrixiyadda Soomaaliyeed. Waxa uu ku dhashay agagaarka tuulada “Raydab-Khaatumo” oo dhacda hawdka galbeed ee gobolka Togdheer. Kuluc waxa uu ku barbaaray ...

Read More »

Hees ku habboon inay bartaan ardeyda Kulliyadda Dhaqaalaha (BEESHU WAA ISKU DAN, Abwaan M C Kaariye)

Ereyada heestan markaan u fiirsaday waxaa ii soo baxday inay ku fadhiso fikrad dhaqaale iyo ganacsi. Waxaan ka fahmay: 1) In dhibka ka jira in ganacsatadu fahmaan wax-soo-saarka iyo warshadaha uu ahaa mid mar horeba soo jiray. 2) Abwaanka heestan allifay, ...

Read More »

Taariikh-nololeedkii Abwaan Macallin Kayd

Allah ha u naxariisto Maxamed Jaamac Kayd wuxuu ka mid ahaa macallimiinta wax i soo baray kuwa saameynta ugu badan ku yeeshay korriimada maskaxdeyda. Wuxu ii noqday Baraheyga Juqraafiga ee fasalka 7-aad ee Dugsiga Dhexe ee Maxamuud Xarbi. Waxay ahayd markii ...

Read More »