Home / Fanka

Fanka

Mohamed Saleebaan Tubeec (Boqorka Codka)

Allaah ha u naxariistee marxuum maxamed saleebaan tubeec waxa uu ku dhashay Sannadkii 1941-kii deegaanka laalays oo ka tirsan degmada berbera ee xarunta Gobolka saaxil oo uu ku dardaarmay in lagu aaso marka uu dhinto. maxamed Saleebaan tubeex waxa uu ...

Read More »

Fanaanada Maryan Mursal Ciise

Maryan mursal ciise bootaan waxey ku dhalatay magaalada gaalkacyo ee gobalka mudug Sanadkii 1950-kii maryan lix sano kadib waxey usoo wareegen iyada iyo qooyskeeda caasimada Soomaaliya ee Maryan mursal waxey fanka bilowday eyadoo 14-jir ah, waxayna radio muqdisho ku biirtay ...

Read More »

Taariikh Nololeedka Xaliimo Khaliif Magool

Xaliima khaliif cumar magool, waxay ku dhalatey gobollada dhexe gaar ahaan Beledweyne  sanadkii 1943kii, halkaas ayeyna ku soo barbaartay , magool iyadoo Da’deedu aad u yar tahay ayey ku biirtay fannaaniintii gobollada waqooyi , Halkaas oo ay gacan weyn ku ...

Read More »

TARIIKHDA SHAMIS ABOKAR (GUDUUDO CARWO)

Shamis abuukar waxay ku dhalatay deegaan xeebeedka conqor oo dhanka bari kaga Beegan magaalada berbera sanadkii 1935, waxanay ku soo barbartay magaallada Berbera sanadihii hore nolosheeda.  waxay fanka ku soo biirtay taariikhdu markay Ahayd 1952kii oo markii ugu horeysay codkeeda ...

Read More »

Salaad Maxamed Shardi (Darbi)

Taariikhda dhalashada 1943   Goobta Dhalashada Burco   Gobolka Togdheer, Soomaaliya   Shaqadda Heesaa   Sooyaal Kooban: Ababka iyo Barbaarinta  ·        Salaad Maxamed Shardi (Salaad Darbi) waa fanaan caan ka ah Soomaalida dhexdeeda. Tan iyo 60-aadkii ayuu fanka kusoo jiray. ...

Read More »

Taariikhdii Abwaan Xasan Sh. Muumin (AUN)

Xasan Sheekh Muumin wuxuu ku dhashay magaalada Boorame hilaadihii 1930.kii Caa’ilad reer diineed ayuu ka soo jeedaa. Dugsiga quraan ayuu waxbarshadiisa ka billaabay. Shaqooyin kala duduwan ayuu qabtay. Shaqadiisii dowladeed ugu horeysay wuxuu ka qabtay Raadiyo Muqdisho iyo Wasaaradda Waxbarashada. ...

Read More »

Taariikhda Cusmaan Gacanlaw AUN

25-bishii April sanadkii  2013kii waxaa Magaalada Hargaysa ku geeriyooday Allaha u Naxariistee Fanaan Cismaan Maxamed Cabdikariim (Gacanlaw) oo lagu xasuusto in kaalin muuqata uu ka qaatay Fanka Soomaaliyeed. Cismaan Maxamed Cabdikariim Gacanlaw waxa uu ku dhashay deegaanka Qorilugud oo ka ...

Read More »

Taariikhda Kooban: Abwaan Marxuum Maxamed Cumar Xuseen( Huryo)

Abwaan Maxamed Cumar Xuseen (Huryo) waxa uu sannadkii 1935kii ku dhashay deegaanka Waabo caddo oo dhanka koonfureed kaga beegan magaalada Hargeysa waxaana isaga oo dhawr iyo toban jir ah aabihii dishay ciidamo Ethiopian ah ka dibna waxa la keenay magaalada ...

Read More »