Home / Diinta

Diinta

Waa qeyb aan kaga hadleyno arrimaha khuseeya diinta Islaamka ee Soomaaliya, gaar ahaan taariikhda culimada Soomaaliyeed, xarumaha Islaamiga, iwm

Taariikhdii Sheekh Maxamed-Rashaad

Taariikhda Sheekh Maxamed-Rashaad waxaa ka sheekeynaya Sheekh Axmed Daahir Aweys oo ay qaraabo iyo arday wada ahaayeen Sheekh Maxamed-Rashaad. Sheekh Maxamed wuxuu dhashay 1950-meeyadii, qiyaastii 1955tii. Wuxuu ahaa nin aad u fahmo badan oo casharka ka soo baxa inta uu looxu ...

Read More »

Taariikhda Sheekh Shariif Cabdi Nuur

Imaamka fiqi yaqaanka ah, usuul ruugga ah, muxaddithka qarnigga Al Callamah Shariif Cabdi Nuur waa aqoon yahan laga wada yaqaano caalamka Islaamka guud ahaan, gaar ahaanna bulshada Soomaalida. Madax meel ka sareeya oo la taabto ma jiro. Sidaa daraadeed, maadaama ...

Read More »

Taariikhda Sheekh Maxamed Macallin Xasan

Sheekh Maxamed Macallin wuxuu ku dhashay sannadkii 1934-kii baadiyaha magaalada Buur Hakaba. Wuxuu Qur’aanka ku bartay isla Degmada Buur-hakabe, Sagaal jir markuu ahaa ayuu Qur’aanka dhammeeyey, kaddib wuxuu billaabay inuu u safro dhanka galbeed iyo magaalada Harar, halkaas oo 20 ...

Read More »

Taariikhdii Halgamaa Sheekh Xasan Barsane

Sheekh Xasan Sheekh Nuur Sheekh Axmed oo loo yaqaaney “ Sheekh Xassan Barsane “ wuxuu dhashey sanadkii 1853-kii wuxuuna ku dhashay tuulada loo yaqaan UBAADI oo u jirta qiyaas ilaa 68 Km magaalada Jowhar. Barashadiisii Quraanka kadib waxa uu cilmi ...

Read More »

Taariikhda Sheekh C/rashiid Sh. Cali Suufi

Sheekh Cabdirashiid Sheekh Cali Suufi, magaca aabbaha waa Sheekh Cali Sheekh C/raxmaan oo lagu naaneyso Sheekh Cali Suufi. Sheekh C/rashiid wuxuu ku dhashay magaalada Herer oo ka tirsan dalka Itoobiya. Hase yeeshee, halkaasi kuma raagin oo isagoo yar ayaa laga ...

Read More »

Taariikh nololeedka Sheekh Cumar-Faaruuq

Sheekh Cumar Faaruuq Xaaji Cabdi-Suldaan Xaaji Maxamuud wuxuu ku dhashay degmada Qooxley oo Qallaafe iyo Qabridaharre u dhaxeysa, halkaasi oo magaceeda caanka ahi yahay “Carmaale” . Carmaale waxaa dariiqa diimeed ka hayey aabihiis Xaaji Cabdi-Suldaan, dariiqadaasoo ka koobanayd dugsi Quraan ...

Read More »