Home / Dalka

Dalka

Mas’uuliyiinta soo qabtay Taliska Qeybtii 26aad ee XDS

Taliska Qeybtii 26aad ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed waxaa soo qabtay mas’uuliyiintan soo socda: 1-Jan Jaamac Aw Muuse Samatar 2- Jan Maxamed cali Mire 3- Jan Muuse Xasan Abdulle 4-Jan Cismaan Saalax C/karim 5-Jan Yuusuf Axmed Salxaan 6- Jan Siciid Faarax Gooje ...

Read More »

Gobolka ugu yar Soomaaliya, uguna degmooyinka badan

Gobolka baaxad ahaan ugu yar Gobollada Soomaaliya waa gobolka Banaadir. Wuxuu gobolku ka kooban yahay inta ay ku fadhiso magaalada Muqdisho. Muqdisho sidoo kale waa caasimadda Soomaaliya. Sanadkii 1990kii gobolka Banaadir wuxuu ka koobnaa 16 degmo oo kala ah: Dharkeynley ...

Read More »

Caasimadaha Gobollada Soomaaliya oo dhan

Waxaan idin soo gudbineynaa caasimadaha 18ka gobol ee ay Soomaaliya ka koobneyd markii ay dhacaysay xukuumaddii militeriga. No Magaca Gobolka Magaca caasimad-goboleedka 1 Awdal Baarama 2 Waqooyi Galbeed Hargeysa 3 Togdheer Burco 4 Sanaag Ceerigaabo 5 Sool Laascaanood 6 Waqooyi ...

Read More »

Magacyada Gobollada Soomaaliya oo dhammeystiran

Dalka Soomaaliya wuxuu ka kooban yahay 18 gobol, waxayna kala yihiin: Gobolka Awdal Gobolka Waqooyi Galbeed Gobolka Togdheer Gobolka Sanaag Gobolka Sool Gobolka Waqooyi Bari Gobolka Nugaal Gobolka Mudug Gobolka Galguduud Gobolka Hiiraan Gobolka Shabeellaha Dhexe Gobolka Shabeellaha Hoose Gobolka ...

Read More »