Home / Cayaaraha (page 9)

Cayaaraha

Taariikhda Nuur Xuseen Cabdi

Nuur Xuseen Cabdi, wuxuu ku dhashay xamar xaafadda Wartanabadda, sannadkii 1924kii. Nuur wuxuu yaraantiisii jeclaa ciyaaraha, wuxuuna daawashada ciyaaraha ku soo biiray 1947kii, wuxuuna fagaaraha lagu hardamo ka muuqday muddo faro badan, wuxuuna muteystay in loo doorto madaxa Naadiga Jeenyo ...

Read More »

Taariikhda cayaaraha da’yarta ee Soomaaliya

Su’aal: Sheeg sannadkii ugu horreeyay ee la bilaabo juniyeerka Soomaaliya markuu dhashay kacaanka ka dib, iyo kooxihii lagu bilaabay? Jawaab: -Sanadkii 1977kii, kooxahana waxay kala ahaayeen Horseed, Jeenyo, Munishiibiyo, FIAT, Dekadda, Waxool, Madbacadda iyo Somalita (Marka)   Su’aal: Sheeg cayaartii kama dambaysta ...

Read More »