Home / Cayaaraha (page 5)

Cayaaraha

TAARIIKHDII MANSUUR

Mansuur Axmed Saciid, wuxuu ku dhashay xamar sannadkii 1952kii wuxuuna ku barbaaray xamar, wuxuu yaraantiisii jeclaa ciyaaraha kubbadda cagta, wuxuuna u saftay kooxda degmada Shibis qaybta (B). Intii uu u safnaa kooxdaasi wuxuu soo bandhigay ciyaar hufan iyo niyad sare ...

Read More »

TAARIIKHDII ABRAAR

Maxamed Xaaji Abraar wuxuu ku dhashay magaalada Xamar sannadku markuu ahaa 1955kii wuxuuna ku barbaaray Xamar. Abraar yaraantiisa wuxuu jeclaa ciyaarta kubbada cagta wuxuuna ciyaarta ku sobiiray sannadku markuu ahaa 1969kii wuxuuna usaftay dagmada boondheere qaybta ((B) wuxuuna kor uqaaday ...

Read More »

TAARIIKHDII TUKE:

Cabdulaahi Xasan Faarax (TUKE) wuxuu ku dhashay Xamar sannadku markuu ahaa 1937kii wuxuuna yaraantiisa jeclaa kubbada cagta, sannadkii 1953kii ayuu kusoo biiray ciyaarta kubbada cagta wuxuuna u saftay kooxaha Xamar weyn iyo Iskuraran qaybta (B) wuxuuna ku soo baxay ciyaaryahan ...

Read More »

TAARIIKHDII XAAJI CABDI

XAAJI Cabdi Cilmi Warsame (Adeer Cabdi) wuxuu ku dhashay Xamar Sannadku markuu ahaa 1943kii wuxuuna ku barbaaray Xamar. Tacliintiisa Dugsiyada Hoose iyo Dhexe wuxuu ku qaatay magaalada Xamar. Adeer Cabdi wuxuu yaraantiisa jeclaa kubbada cagta, wuxuuna u saftay kooxda Ansalooti ...

Read More »

TAARIKHDII CAAMIR

Caamir Calimansuur, wuxuuku dhashay Xamar sannadka markuu ahaa 1947kii wuxuuna yaraantisa jeclaa ciyaarta kubbada cagtacaamir wuxuu ciyaarta kubbada cagta si toos ah ugu soo biiray kooxaha waa weyn qeybta (A) wuxuuna u saftay kooxda LL.PP. Caamir wuxuu muddo fara badan ...

Read More »

TAARIKHDII MURQIYE

Maxamed saciid axmed (murqiye) wuxuu ku dhashay xamar sanadku markuu ahaa 1949kii wuxuuna ku barbaaray isla xamar waxuuna kusoo caan baxay xeebta liido wuxuu u saftay kooxda shibis qeybta (B) sanadka markuu ahaa 1958kii ayuu u talaabay kooxaha waa weyn ...

Read More »

TAARIIKHDII CABDI CUMAR

Cabdi Cumar Macallin wuxuu ku dhashay Xamar sannadku markuu ahaa 1948kii cabdi wuxuu ciyaarta kubbada cagta kusoo biiray sannadku markuu ahaa 1965kii wuxuuna u saftay Kooxda Dagmada Boondheere qaybta (B) wuxuuna kusoo baxay ciyaar yahan weyn muddo gaban wuxuu ku ...

Read More »

TAARIKHDA XUUTI

Cabdi maxamud xasan (xuuti) wuxuu ku dhashay xamar sanadka markuu ahaa 1945kii, waxuu yaraantiisa jeclaa ciyaarta kubbadda cagta wuxuu ciyaarta kubbada cagta kusoo biiray 1961kii wuxuuna u saftay kooxda koleeja firaare wuxuuna ku soo baxay ciyaariyahan karti fiican leh markaas ...

Read More »

TAARIKHDII WITIG

Cabdulaahi cilmi warsame (witig) wuxuu ku dhashay xamar xaafada wardhigley 1940Kkii wuxuu ku barbaaray kuna hana qaaday ciyaaraha guud ahaan gaar ahaan kubbadda cagta waxuu ciyaaraha kusoo biiray sanadka marka uu ahaa 1956kii wuxuu u saftay kooxda wardhigley qeybta (B) ...

Read More »

TAARIIKHDII JURRA

Maxamed Jabriil Axmed (JURRA) wuxuu ku dhashay dhiridhabe sanadku markuu ahaa 1947kii wuxuuna ku barbaaray dhirirdhabe wuxuu ciyaarta ku soo biiray sannadku markuu ahaa 1958kii wuxuuna u saftay dugsiga dhexe ee dhirirdhabe muddo markuu ku ciyaaray heerka dugsiga wuxuu u ...

Read More »