Home / Cayaaraha (page 4)

Cayaaraha

TAAR11KHDA CABDI KUUS

Cabdi Cali Sheekh (Cabdi Kuus), wuxuu ku dhashay Xamar 1947kii, yaraantiisii wuxuu jeclaa ciyaarta kubbadda cagta, wuxuu si sahal ah ugu biiray kooxaha waaweyn qaybta (A) 1963kii, wuxuuna u saftay Naadiga Dowladda Hoose oo uu muddo laba sannadood ah u ...

Read More »

TAARIIKHDA ISKOOD

Cusmaan Xaaji Maye (Iskood), wuxuu ku dhashay Xamar 1951kii wuxuu ciyaarta ku soo biiray 1968kii, wuxuu u saftay kooxaha waaweyn  qaybta (A), wuxuu ku biiray Naadiga Gaadiidka muddo kaddibwuxuu u tallaabay Naadiga Dowladda Hoose wuxuu u sii tallaabay Naadiga Boliiska, ...

Read More »

TAARIIKHDA SHEEKHAALO

Maxamed Xuseen Sheekhaalow ,wuxuu ku dhashay Xamar 1955kii wuxuu ciyaarta kubbadda cagta ku biiray 1971kii,wuxuu u saftay Degmada Shibis qaybta (B), wuxuu u tallaabay Heer Gobol wuxuuna u saftay Gobolka Banaadir wuxuu ku soo baxay ciyaaryahan karti wanaagsan leh.1973kii wuxuu ...

Read More »

TAARIIKHDA KULUU

Aweys Siidow Maxamed (KULUU), wuxuu ku dhashay Xamar 1952kii, wuxuu ciyaarta kubbadda cagta ku soo biiray 1969kii wuxuu u saftay Naadiga Dowladda Hoose wuxuu la soo baxay karti iyo niyad sare uu u hayo ciyaarta kubbadda cagta. Waxaa loo magacaabay ...

Read More »

TAARIIKHDA NUUR GAAB

Nuur Suufi Caamir (Nuur Gaab) wuxuu ku dhashay Xamar 1952kii, wuxuuna yaraantiisii jeclaa ciyaaraha kubbadda cagta,Nuur wuxuu ciyaaraha ku soo biiray 1968kii,wuxuuna u saftay kooxda Shingaani qaybta (B) wuxuu la soo baxay ciyaar kulu wuxuu u tallaabay kooxaha waaweyn qaybta ...

Read More »

TAARIIKHDA BINSHAAKIR

Axmed Saalax Cawad (Binshaakir), wuxuu ku dhashay Kismaayo 1952kii, wuxuu yaraantiisii jeclaa ciyaarta kubbadda Cagta, wuxuu u saftay Gobolka Jubbada Hoose, Wakaaladda Muuska Ummadda Kismaayo, wuxuuna ku soo baxay ciyaaryahan karti wanaagsan leh. 1972kii Binshaakir, waxaa loo magacaabay Xulka Qaranka ...

Read More »

TAARIIKHDA SHARIIF XAMSA

Shariif Xamsa Cabbaas wuxuu ku dhashay Xamar 1953kii wuxuu ciyaarta kubbadda cagta ku soo biiray sannadkii 1963kii wuxuu u saftay kooxda Shingaai qaybta (B) wuxuu ku soo baxay ciyaaryahan karti leh wuxuu u tallaabay kooxaha waaweyn qaybta (A) wuxuuna u ...

Read More »

TAARIIKHDA BASHIIR (JEENYO)

Bashiir Cilmi Maxamed,wuxuu ku dhashay Xamar dagmada wardhiigley 1955kii.wuxuu ku barbaaray Xamar wuxuuna ciyaarta kubbadda cagta ku soo biiray 1969kii isagoo u saftay kooxda Xamar jadiid qaybta(B)wuxuu uga tallaabay kooxaha waaweyn qaybta (A) wuxuu u saftay kooxada(KAYD) 1970kii wuxuu soo ...

Read More »

TAARIIKHDII SACAD

Sacad Maxamed Sacad (Lukhri), wuxuu ku dhashay Xamar 1948kii wuxuu si daran u jeclaa ciyaaraha gaar ahaan kubbadda cagta, Sacad wuxuu billaabay inuu u ciyaaro dugsiyada uu dhigan jiray, wuxuuna ku soo caan baxay fagaaraha dhallinta ku hardanto wuxuuna u ...

Read More »

TAARIIKHDII NUUR QALOOCOW

Nuur Maxamed Nuur (Qaloocow), wuxuu ku dhashay xamar sannadkii 1953kii ,wuxuu yaraantiisii jeclaa ciyaaraha kubbadda cagta ,wuxuu ciyaarta ku soo biiray sannadkii 1962kii wuxuuna u saftay kooxda baroolka qaybta (B) wuxuuna u soo tallaabay kooxaha waaweyn qaybta (A) gaar ahaan ...

Read More »