Home / Cayaaraha (page 3)

Cayaaraha

TAARIIKUDA CADAMl

Cumar Cali Yuusuf,(Cadami), wuxuu ku dhashayHargeysa 1955kii wuxuu ku barbaaray Kismaayo, I972kii wuxuu u    saftay Gobolka Kismaayo wuxuuna ku Soo baxayciyaaryahan khadka dhexe ku wanaagsan, dadweynaha ciyaaraha jecelna xiisa geliyey. 1973kii ayuukubiiray kooxaha waaweyn qaybta (A) wuxuuna usaftayNaadiga Badda, ...

Read More »

TAARIIKHDA COONKA

Xuseen Cali Cabdulle wuxuu ku dhashay Xamar 1946kii wuxuu ciyaarta ku soo biiray 1962kii wuxuu u saftay Autobarko qaybta (A) wuxuu muujiyey karti iyo dadaal wuxuuna ku soo baxay ciyaaryahan daafac adag. Naadiga Gaadiidka wuxuu wax uga hantiyey laba horyaal ...

Read More »

TAARIIKHDA CABDULLAAHI CABDI

Cabdullaahi Cabdi Xasan, wuxuu ku dhashay Xamar, 1957kii wuxuu ku soocaan baxay Wamo Sta­dium ee Degmada Boondheere, wuxuu u saftay kooxda Badda ee qaybta (A) isagoo ku soo baxay ciyaaryahan wanaagsan, 1976kii waxaa loo magacaabay Xulka Qaranka, wuxuuna ciyaaro caalami ...

Read More »

TAARIIKHDA JOORJE

Xasan Sheekh Aweys (JOORJE) wuxuu kudhashay Baraawe 1953kii wuxuu ciyaarta ku soobiiray1971kii wuxuu u saftay Degmada Xamar JabJabqaybta (B) wuxuu usaftay Gobolka Banaadir, wuxuukusoo baxay Goolhaye karti fican leh. Joorjewuxuuu tallaabay qaybta (A) wuxuu u saftay kooxdaBadda1972kii, 1976kii waxaa loo ...

Read More »

TAARIIKHDA KARAAMA

ShariifKaraama Cali Xabiib, wuxuu ku dhashay Xamar 1952kiiwuxuu ku soo biiraykubbadda cagta 1969kii, wuxuu u saftay Degmada Iskuraran qaybta(B) wuxuu u tallaabay kooxaha waaweyn qaybta (A) wuxuu u saftay Naadiga FIAT l970kii wuxuu ku soo baxay ciyaaryahan daafaca ku Wanaagsan ...

Read More »

TAARIIKHDA JIMCAALE

Jimcaale Maxamed Xaayow, wuxuu ku dhashay Xamar 1952kii, wuxuu ciyaarta ku soo biiray 1969kii wuxuu u saftay kooxda Dhagaxtuur qaybta (B) muddo gaaban wuxuu ku biiray qaybta (A) 1972kii wuxuu u saftay kooxda Bankiga wuxuu ku soo baxay ciyaaryahan daafaca ...

Read More »

TAARIIKHDA CAFIIF

Xasan Cafiif Yaxye, wuxuu ku dhashay (Mowshi)ee dalka Tansaaniya 1952kii wuxuu ku barbaaray dalka Soomaaliya wuxuu ciyaarta kubbadda cagta ku soobiiray 1971kii wuxuu u saftay Gobolka Kismaayo, wuxuusoo bandhigay ciyaar heer sare ah, durbadiiba waxaaloo magacaabay Xulka Qaranka1972kii, isla markiinawuxuu ...

Read More »

TAARIIKHDA MAXAMED ISMAACIIL

Maxamed Ismaaciil Cali ,wuxuu ku dhashay Cadan 1957kii, wuxuu ku barbaaray Xamar wuxuu ciyaarta kubbadda cagta ku soo biiray l971kii wuxuuu saftay kooxda (Biya Dhacay) ee Gobolka Hargeysa, wuxuu u tallaabay kooxaha waaweyn qaybta (A) wuxuu usaftay Naadiga Horseed, I974kii ...

Read More »

TAARIIKHDA SHAASH

Axmed Ibraahim (SHAASH) wuxuu ku dhashay Xamar 1953kii wuxuu ciyaarta kubbadda cagta ku soo biiray 1972kii, wuxuu u saftay Gobolka Jubbada Hoose, Kismaayo, wuxuu ku soo baxay ciyaaryahan karti fiican leh wuxuu u tallaabay qaybta (A) wuxuu u saftay Naadiga ...

Read More »

TAARIIKHDA JEYLAANI

Jeylaani Maxamed Shariif, wuxuu Sen dhashay Xamar 1947kii, wuxuu ciyaarta ku soo biiray 1965kii wuxuu u saftay kooxda Boondheere qaybta (B) wuxuu u tallaabay qaybta (A) 1966kii wuxuuna u saftay kooxda Boliiska. Waxaa loo magacaabay Xulka Qaranka 1968kii wuxuu ka ...

Read More »