Home / Cayaaraha (page 2)

Cayaaraha

TAARHKHDA CABDULQAAD 1R CUSMAAN CALIASAD

Cabdulqaadir Cusmaan Cali (Asad) wuxuu ku dhashay Kismaayo1953kii, waixuu yaraantiisil jeclaa Ciyaarta Kubbacida Kolayga iyo Laliska. Wuxuu Civaarta ku soo biiray 1970kii, waxaanu u saftay Degmada Waa- beri. Wuxuuna la soo baxay Ciyaar iyo dadaal dheeraaf ahuu u hayo Ciyaarta ...

Read More »

TAARIIKHDA RINGO

Cumar Cismaan Waasuge (Ringo) wuxuu ku dhashay Hiiraan 1952kii, wuxuu Dug. H/ Dhexe uga soo baxay Hiiraan, Kan Sarena Banaadir. Wuxuu yaraantiisii jeclaa, Ciyaarta Kubadda Kolayga iyo Feerka, wuxu Ciyaarta bilaabay 1967kii, wuxuu u saftay Dugsiga Dhexe ee Macallin Jaamac, ...

Read More »

TARIIKHDA SARXAAN

Axmed Cabdi Mahdi (Sarxaan) wuxuu ku dhashay Qabri-Daharre 1952kii, wuxuu Dugsiga House ku dhameystay Magaalada Xamar, wnxnanu ku biiray Dug- siga dhexe ee Macallin Juamtic. wuxuu si wayn u jec-laa Ci yaaraha guud ahaan, gaar ahaan ciyaarta Kubadda Kolayga, wuxuuna ...

Read More »

TAARIIKHDA CALI CUSMAAN

Cali Cusmaan Cali, wuxuu ku dhashay Xamar 1952kii wuxuu ku barbaaray Colleggio Missione, oo kutaal Kismaayo. 1960kii wuxuu u soo wareegay Collegio Oorfano, wuxuu Tacliinta H/Dhexe. Sare iyo Jaamacaadaba ku dham/tay Xamar. Cali wuxuu yaraantiisii jeclaa ciyaarta Kubadda Kolayga wuxuuna ...

Read More »

TAARIIKH AXMED SUBAYR

Axmed Subayr Macallin wuxuu ku dhashay Xamar 1946kii, wuxuu ciyaarta Feerka ku soo biiray 1961kii, wuxuuna Riingaha la koray Mr. G. Jeeno, oo u dhashay Talyaaniga, waxaana goobtaas ku guulaystay Ax’ed Su­bayr, wuxuuna ku soo baxay ciyaaryahan karti fiican leh. ...

Read More »

TAAR1IKEDA CABDULLAAHI NERO

Cabdullaahi Maxamed Warsamc (NERO) w ku dhashay Xamar 1945kii wuxuu ciyaarta feerk soo baxay 1962kii wuxuu u saftay kooxda Oorfaru xuuna ku soo baxay ciyaaryahan karti fiican leh, xuuna u saftay kooxo far a badan waxaana ka ah, kooxda Centro ...

Read More »

TAARIIKHDA ORFEEYO:

Sheekh Aweys Maxamed (Orfeeyo) wuxuu ku dhashay Xamar 1946kii, wuxuu yaraantiisii jecUia ci- yaarta feerka wuxuuna ciyaarta feerka ku soo biiray sannadkii 1957kii, wuxuu ka bilaabay Dugsiga Talyaa- niga. Waxaa macallin u ahaa Mr. Giuseppe (Kanjalerie), muddo markii uu tababar ...

Read More »

TAARIIKHDA CALI HU RE

Cali Maxamed Hufane, wuxuu ku dhasday Boora- me Gobolka Waqooyi Galbeed 1953kii wuxuu ku bar- baaray degmada Aw-Barre oo ka tirsan dhulka ay Xabashidu gumeysato. Hufane wuxuu si daran u jeclaa ciyaaraha fudud wuxuuna la barata- mi jiray Habar-dugaagga dalka ...

Read More »

TAAR11KHDA CABDI BUDIISTE:

      Cabdi Cusmaan Nuur (Budiste) wuxuu ku dhashay Diridhabe 1953kii wuxuu ku barbaaray dalka Itoobiya wuxuu u soo gudbay dalka Soomaaliya toos ah ugu biiray waxbarashada dugsiga dhe: dalka Soomaaliya wuxuuna ahaa arday jecel c ciyaaraha kubbadda cagta. ...

Read More »

TAARIIKHDA AXMED SAQ1IR

Axmed Cabdirarmaan (Saqiir) wuxuu ku dhashay Xamar 1952kii, wuxuu yaraantiisii jeclaa kubbadda cagta wuxuu ciyaaraha ku soo| biiray1964kii wuxuuna u saftay kooxda Shibis ee qaybta (B) wuxuuna ku soo baxay ciyaaryahan karti fican leh hibo gaar ahna ciyaaraha u leh. ...

Read More »