Home / Cayaaraha

Cayaaraha

TAARIIKHDA XASAN ERREY:

Xasan Xuurshow Errey, wuxuu ku dhashay Jala-laqsi 1927kii, wuxuu ahaa Nin jecel ciyaaraha hiddaha iyo dhaqanka, wuxuuna ahaa kabiir aad iyo aad ugucaansan ciyaaraha hiddaha iyo dhaqanka. hase yeeshee Errey wuxuu u soo tallaabay magaaiada Xamar 1935kii markii uu gartay ...

Read More »

TAARIIKHDA CADDE IIKAR:

Cabdulqaadir Abuukar Nuur (Cadde) wuxuu ku dhashay Xamar 1938kii wuxuu ku barbaaray isla Xamar yaraantiisiina wuxuu jeclaa ciyaaraha guud ahaan wuxuu ciyaarta ku soo biiray sannadku markuu ahaa 1943kii, wuxuu u saftay kooxda Boondheere qaybta (B) wuxuu ku soo baxay ...

Read More »

TAARIIKHDA CABDULQAADIR HOOLEEY:

  Cabdulqaadir Cabdi Hooley wuxuu ku dhashay Beled Weyne I938kii wuxuu ku barbaaray Beled Weyne. Hooleey wuxuu si wacan u jeclaa ciyaaraha guud ahaan gaar ahaan kubbadda cagta wuxuuna ciyaarta kub badda cagta ku soo biiray sannadkii 1949kii wuxuuna ku ...

Read More »

TAARllKHDA MADAXEY

Cusmaan Barrow Axmed (Madaxey) wuxuu ku dha- shay Jowhar 1916kii, wuxuu ku barbaaray Balcad wu­xuu yaraantiisii je’iaa ciyaaraha. Madaxey wuxuu u soo tallaabay Goboika Banaadir wuxuu xiriir toos ah la yeeshay goobaha ciyaaraha, wuxuu billaabay inuu noq- do fcaageere, wuxuuna ...

Read More »

TAARIIKHDA XAAYOW:

Maxamed Xaayow Gaashaanyare (Xaayow) wuxuu ku dhashay Warsheekh sannadku markuu ahaa 1923kii. wuxuu ku barbaaray Xamar wuxuu si daran u jeciaa ciyaaraha Shiribka, Waalada iyo Wareegtada, kuwaasoo ka mid ah ciyaaraha hiddaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed, hase yeeshee, wuxuu jaclaystay inuu ...

Read More »

TAARIIKHDA CABDl DHEERE:

Cabdi Maxamed Cige, wuxuu ku dhashay Jamaame 1952kii. Wuxuu ciyaarta kubbadda kolayga ku soo biiray 1972kii. wuxuu u saftay Gobolka Bay, wuxuu la soo baxay ciyaar iyo karti, wuxuu isla markiiba ku bii­ray kooxda LL. PP. ee qaybta (A. 197.3kii) ...

Read More »

TAARIIKHDA SACIID (QOORSHEEL)

Saciid Jaamac Cali (Qoorsheel) w’uxuu ku dhasayHargeysa 1955kii. Wuxuu ku barbaaray Xamr Saciid wuxuu yaraantiisii jcclaa ciyaarta kubbai& Koiayga wuxuuna ciyaaraha ku soo biiray 1970kii xuu’ll saftay kooxda Shaqa.daha (C.H.L.S.), wuxuu ku soo baxay ciyaaryahan daafaca ku wanaagsan. Wuxuu kaloo ...

Read More »

TAARIIKHDA MAXAMUUD YUUSUF

Maxamuud Yuusuf Cabdi, wuxuu ku dhashay Bur- co 1955kii, wuxuu ku barbaaray Burco wuxuu si daran u jeclaa Ciyaarta Kubadda Kolayga. 19771kii wuxuu u saftay Gobolka Hargeysa, wuxuuna ku soo baxay Ci­yaar yaha caalami ah, wuxuu kaloo u saftay Dugsiga ...

Read More »

TAARIIKHDA AXMED XAAJI NUUR

Axmed Xaaji Nuur’ (Jookar) wuxuu ku dhashay Sheekh ee ka mid ah Gobolka Togdhcer 1955kii,wuxuu ku barbaaray isla Gobolka Burco, yaraantiisii wuxuu jeclaa ciyaarta Kubadda Kolayga wuxuuna fagaaraha Ciyaaraha ku soo biiray 1970, wuxuu u saftay Dugsiga Lafoole wuxuuna ku ...

Read More »

TAARIIKHDA (GEES)

Maxamed Cabdi Cawad (Gees), wuxuu ku dhashayBurco 1954kii, wuxuu yaraantiisii jeclaa Ciyaarta Kubadda Kolayga, wuxuuna ciyaaraha ku soo biiray 1971kii, wuxuuna u saftay Gobolka Hargeysa. Wuxuuna ku soo baxay ciyaaryahan wayn. Gees wuxuu si isdaba joog ah u ciyaaray Sannadkii ...

Read More »