Home / Aqoonyahan

Aqoonyahan

Taariikh-nololeedkii Prof Cali Xasan Maxamed

Prof Cali Xasan wuxuu ku dhashay magaalada Ceeldheer sanadkii 1944kii. Wuxuu ku barbaaray Muqdisho iyo Qaahira. Ilaahay haw naxariisto e, Prof Cali Xasan Maxamed wuxuu ahaa keyd cilmi ah oo Ummadda Soomaaliyeed ka baxay. Wuxuu wax ku bartay dalalka Soomaaliya, ...

Read More »

Taariikhdii Abwaan Xasan Sh. Muumin (AUN)

Xasan Sheekh Muumin wuxuu ku dhashay magaalada Boorame hilaadihii 1930.kii Caa’ilad reer diineed ayuu ka soo jeedaa. Dugsiga quraan ayuu waxbarshadiisa ka billaabay. Shaqooyin kala duduwan ayuu qabtay. Shaqadiisii dowladeed ugu horeysay wuxuu ka qabtay Raadiyo Muqdisho iyo Wasaaradda Waxbarashada. ...

Read More »

Taariikhdii Sheekh Maxamed-Rashaad

Taariikhda Sheekh Maxamed-Rashaad waxaa ka sheekeynaya Sheekh Axmed Daahir Aweys oo ay qaraabo iyo arday wada ahaayeen Sheekh Maxamed-Rashaad. Sheekh Maxamed wuxuu dhashay 1950-meeyadii, qiyaastii 1955tii. Wuxuu ahaa nin aad u fahmo badan oo casharka ka soo baxa inta uu looxu ...

Read More »

Taariikhda Cabdi Xaaji Goobdoon

Cabdi Xaaji Gobdon oo xalay ku geeriyooday Muqdisho, Allaha u naxariistee wuxuu ahaa Macallin sannadihii kontomaadkii inta aanuu ku biirin Radio Muqdisho billowgii lixdanaadkii. Cabdi Xaaji Gobdon wuxuu ahaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta markii aan anigu ku biiray Radio ...

Read More »

Taariikhdii Xuseen Maxamed Aadan (Tanzania)

Waxa Alle ha u naxariistee taariikhdu markay ahayd 15-1-2017 ku geeriyooday Magaalada Boston ee dalka Maraykanka aqoonyahan Soomaaliyeed oo taariikh facweyn lahaa oo mahadhooyin ka bidhaamay geyiga Soomaalida iyo caalamkaba kaga tegay. Haddaba, waxaynu maqaalkan kooban ku milicsan doonaa taariikh ...

Read More »

Taariikhda Sheekh Maxamed Macallin Xasan

Sheekh Maxamed Macallin wuxuu ku dhashay sannadkii 1934-kii baadiyaha magaalada Buur Hakaba. Wuxuu Qur’aanka ku bartay isla Degmada Buur-hakabe, Sagaal jir markuu ahaa ayuu Qur’aanka dhammeeyey, kaddib wuxuu billaabay inuu u safro dhanka galbeed iyo magaalada Harar, halkaas oo 20 ...

Read More »

taariikh-nololeedkii Xuseen Sh. Axmed (Kadare)

Magaalada Muqdisho waxa  ku geeriyoodey Xuseen Sheekh Axmed Kadare oo ka mid ah qorayaasha waaweyn ee Soomaaliyeed, hadaba waxa aan halkan kusoo koobeynaa sooyaalka taariikheed ee marxuumka oo raad muuqda ku reebey Soomaaliya. 80-tan  jirka geeriyooday waxaa lagu xusuutaa dadaalkii ...

Read More »

Taariikh nololeedka Sheekh Cumar-Faaruuq

Sheekh Cumar Faaruuq Xaaji Cabdi-Suldaan Xaaji Maxamuud wuxuu ku dhashay degmada Qooxley oo Qallaafe iyo Qabridaharre u dhaxeysa, halkaasi oo magaceeda caanka ahi yahay “Carmaale” . Carmaale waxaa dariiqa diimeed ka hayey aabihiis Xaaji Cabdi-Suldaan, dariiqadaasoo ka koobanayd dugsi Quraan ...

Read More »

Danjire Daahir Maxamuud Geele: Aqoon & Deganaan

Danjiruhu waxa uu ka mid yahay siyaasiyiinta kooban ee aqoon iyo faham siyaasadeed isku darsaday, oo marka aad kala sheekaysato duruufaha Soomaaliya ku xeeran aad dareemi karto in ay u lafa baxsanyihiin. Marka uu sharxaayana u leh fasaaxad hadal oo ...

Read More »

Taariikhda Cawke – Saaxiibkey Cawke, Saaxiibkii Mikrofoonka

Allah ha u naxariisto, Axmed Xasan Cawke, in badan ayaan war isla qorsheynay, isla qornay oo isla qaabeeynay.  Aad ayay ii dhibeysaa in aan maanta qalinka u qaado in aan wax ka qoro Cawke aniga oo adeegsanaya fal tagto ah ...

Read More »