Home / Af Soomaali

Af Soomaali

Farqiga ereyo la isku khaldo: (Magacaabis/Doorasho, Dakhli/kharash, dowlad/xukuumad, mushaar/gunno)

Magacaabis iyo Doorasho: Magacaabis waa marka mas’uul uu xil u magacaabo mas’uul kale oo ka hooseeya. Tusaale, Ra’iisul-wasaaraha Soomaaliya lama doorto ee waxaa xilka u magacaaba Madaxweynaha. Sidoo kale wasiirrada xilka waa loo magacaabaa ee iyaguna lama doorto. Hase yeeshee ...

Read More »

Baro Sharciga Xarfaha laba-laabma iyo tusaale

Maskaxda ku hay afarta qodob ee hoos ku qoran:   Xarafka labanlaabmaya waa in uu ka mid yahay toddobada xaraf ee m,n,l,g,r,d,b. Xarafka labanlaabmaya waa in uu dhawaqiisu adag yahay (sida kor ku qoran). Xarafka labanlaabmaya waa in uusan ugu ...

Read More »

Taariikhda Saxaafadda Soomaaliyeed – Qaybta 1aad

Hordhac kooban Saxaafadda Dunida Inta aanan u gudagelin si gaara taariikhda saxaafadda Soomaaliyeed aan marka hore si kooban uga hadlo taariikhda saxaafadda adduunka si aan ugu soo xirno taariikhda saxaafadda Soomaaliyeed. Taariikhda saxaafadda adduunka waxaa lagu tilmaani karaa xilli adag ...

Read More »

Diiwaanka Gabayadii Sayid Maxamed Cabdulle Xasan

WASAARADDA HIDDAHA IYO TACLIINTA SARE   Diiwaanka Gabayadii Sayid Maxamed Cabdulle Xasan URURINTII KOOWAAD Waxaa Ururiyey: Sheekh Jaamac Cumar Ciise   Mashruuca Iskaa-U-Samee   Halkan Riix

Read More »

Mideynta af Soomaaliga – Casharka 1aad: tusalooyin

Casharadan qoraal mideynta AfSoomaaliga waxa aan uga gol leenahay in erey kasta oo aan halkan ku soo gudbino loo qaato inuu yahay mid laga soo baaraan degey sugnaanshihiisa oo la doonayo in sida uu yahay loo qaato.Dhamman dadka Afka hooyo ...

Read More »

Sharciyada xarfaha laba-laabma

Waxyaabaha qoraalka afka Soomaaliga wanaagsan meel mariya waxaa ka mid ah in qofka wax qoraya uu ilaaliyo xeerka qoraalka ee xarfaha labanlaabma. Waayo taasi waxa ay keenaysaa in qofka qiimo wanaagsan lagu siiyo aqoontiisa xagga qoraalka afka. Sida ay dad ...

Read More »

Maalintii ugu horreysay ee uu soo baxay wargeys ku qoran af Soomaali

21kii Jannaayo sanadkii 1973kii waxay ahayd markii ugu horreysay ee uu soo baxay wargeys ku qoran af Soomaali. Waxayna tallaabadani muddo 3 bilood ah ka dambeysay ka dib markii si rasmi ah loo shaaciyay in farta laatiinka loo qaatay in lagu ...

Read More »

Waa maxay cilmi-afeed?

Waxyaabaha aan rajaynayo in aan halkan isku dhaafsanno waxay ahaan doonaan, hadduu Alle idmo, sida horayba laydin ku soo wargeliyay, in aan isdhaafsanno macluumaad guud oo ku saabsan farta iyo naxwaha af Soomaaliga. Haseyeshe, qofka doonaya in uu sameeyo cilmibaaris ...

Read More »

Marxuumka ehelkiisa ma la wargeliyay?

Marka qof la dilo ama uu iskiis u geeriyoodo, dadka ugu horreeya ee ay tahay in ay ogaadaan waa qoyskiisa; waalid, xaas ama say, carruur hadduu dhalay iyo walaalo. Markaas ka dib ayaa saxaafadda lagu faafiyaa. Hadda adiga oo Facebook ...

Read More »