Home / Author Archives: Black (page 5)

Author Archives: Black

Cali Khaliif Galeyr

Taariikhda dhalashada 1941   Goobta Laas Caanood   Gobolka Laas Caanood   Saqadda Siyaasi, Aqoonyahan, Macalin   Sooyaal Kooban: Ababka iyo Barbaarinta Dr. Cali Khaliif Galayr waa siyaasi Soomaaliyeed, waxaana uu mar soo ahaa Reysal Wasaaraha Soomaaliya (2000-2001), Wasiirka Arrimaha ...

Read More »

Maxamed Siyaad Barre

  Dhimashadii Maxamed Siyaad Barre   2-da January, 1995-kii ayaa Allaha u naxariistee, Gen. Maxamed Siyaad Barre waxa uu ku dhintay magaalada Lagos ee dalka Nigeria isaga oo 80 jir ah, halkaas oo uu ku xanuunsaday markii xakunka laga tuuray ...

Read More »

Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo)

  Taariikhda dhalashada 1936   Goobta Burco   Gobolka Waqooyi Galbreed   Shaqadda Siyaasi   Sooyaal Kooban: Ababka iyo Barbaarinta             ·        Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waa siyaasi Soomaaliyeed, haddana ah madaxweynaha maamulka Somaliland ee waqooyiga Soomaaliya. Waxa uu ku ...

Read More »

Cali Maxamed Geeddi

Taariikhda dhalashada 1952   Goobta Muqdisho   Gobolka        Banaadir   Shaqada Siyaasi, Aqoonyahan   Sooyaal Kooban: Ababka iyo Barbaarinta · Prof. Cali Maxamed Geeddi waa Reysal Wasaarihii ugu horeeyay dowladdii uu Madaxweynaha ka ahaa Allaha u naxariistee, Cabdullaahi Yuusuf Axmed. ...

Read More »

Nuur Xasan Xuseen

Taariikhda dhalashada 1938   Goobta Dhalashada Muqdisho   Gobolka Dhalashada Banaadir   Shaqadda Siyaasi   Sooyaal Kooban: Ababka iyo Barbaarinta   Col. Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) waxa uu 1930-kii ku dhashay Muqdisho, isla Muqdisho ayuuna noloshiisa hore inta badan ...

Read More »

Faysal Cali Waraabe

  Taariikhda dhalashada 1948   Goobta Dhalashada Hargeysa   Gobolka Dhalashada Waqooyi Galbeed   Shaqadda Siyaasi   Sooyaal Kooban: Ababka iyo Barbaarinta   Faysal Cali Waraabe waa siyaasi Soomaaliyeed oo caan ka ah Soomaaliya. Waxa uu ku dhashay kuna soo ...

Read More »

Axmed Ismaaciil Samatar

  Taariikhda dhalashada Lama Yaqaan   Goobta Gibiley   Gobolka Waqooyi Galbeed   Shaqadda Professor, Qoraa, Baare & Siyaasi   Sooyaal Kooban: Ababka iyo Barbaarinta   Prof. Axmed Ismaaciil Samatar waa aqoonyahan Soomaaliyeed, oo markii dambe siyaasi noqday. Waxa uu ...

Read More »

Cabdalla Deerow Isaaq

  Taariikhda dhalashada 1950   Goobta Ceel Garas   Gobolka Bakool   Shaqadda Siyaasi   Sooyaal Kooban: Ababka iyo Barbaarinta   Cabdalla Deerow Isaaq waxa uu ahaa siyaasi Soomaaliyeed, markii ugu dambeysay noloshiisa ahaa xildhibaan ka tirsan baarlamaankii KMG ahaa ...

Read More »

Maxamed Cismaan Jawaari

  Taariikhda dhalashada 1945   Goobta Dhalashada Afgooye   Gobolka Dhalashada Shabeelada Hoose   Saqadda Siyaasi, Sharci Yaqaan   Sooyaal Kooban: Ababka iyo Barbaarinta   ·        Prof. Maxamed Cismaan Jawaari waa siyaasi Soomaaliyeed, oo ku dhashay degmada Afgooye ee gobolka ...

Read More »