Home / Author Archives: Black (page 3)

Author Archives: Black

Cabdishakuur Mire Aadan

Taariikhda Dhalashada 1963   Goobta Dhalashada Qandale   Gobolka Dhalashada Bari   Shaqadda Qoraa, Suxufi & Siyaasi   Sooyaal Kooban: Ababka iyo Barbaarinta Cabdishakuur Mire Aadan waa qoraa, suxufi iyo siyaasi af maal ahaa teer iyo 1980-aadkii. Waxa uu ku ...

Read More »

Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid)

Taariikhda Dhalashada 1958   Goobta Dhalashada Dhuusamareeb   Gobolka Dhalashada Galgaduud   Shaqadda                Siyaasi, Dhaqaalyahan   Sooyaal Kooban: Ababka iyo Barbaarinta   Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) waxa uu magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud ku dhashay 1958-kii, hase ahaatee Shirdoon ...

Read More »

Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas)

Taariikhda Dhalashada 1965   Goobta Dhalashada   Gobolka Dhalashada Mudug   Shaqadda Siyaasi, Dhaqaalyahan   Sooyaal Kooban: Ababka iyo Barbaarinta Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) waxa uu1965-kii ku dhashay Gobolka Mudug, halkaas ayuuna wax badan oo noloshiisa ka mid ah kusoo ...

Read More »

Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab)

  Taariikhda Dhalashada 1972   Goobta Dhalashada Warshiikh   Gobolka Dhalashada Shabeelada Dhexe   Shaqadda Ciidan, Siyaasi   Sooyaal Kooban: Ababka iyo Barbaarinta   Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) waxa uu 1972-kii ku dhashay miyiga degmada Warshiikh ee gobolka Shabeelada Dhexe, ...

Read More »

Xasan Abshir Faarax

Taariikhda dhalashada 1945   Goobta Dhalashada Garoowe   Gobolka Dhalashada Nugaal   Shaqadda Hogaamiye, Siyaasi   Sooyaal Kooban: Ababka iyo Barbaarinta   Xasan Abshir Faarax waa siyaasi Soomaaliyeed, oo 1945-kii ku dhashay magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal. Noloshiisa hore ...

Read More »

Sareeya Gaas: Xuseen Kulmiye Afrax

Taariikhda Dhalashada 1920   Goobta Dhalashada Ceel-Dheer   Gobolka Dhalashada Galgaduud   Shaqadda Ciidan, Siyaasi & Hogaamiye   Sooyaal Kooban: Ababka iyo Barbaarinta Sareeya Gaas Xuseen Kulmiye Afrax waxa uu 1920-kii ku dhashay magaalada Ceel-Dheer ee gobolka Galgaduud. Waxa uu ...

Read More »

Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid

Taariikhda Dhalashada 1948   Goobta Dhalashada Gaalkacyo   Gobolka Dhalashada Mudug   Shaqadda Siyaasi, Ciidan & Hogaamiye   Sooyaal Kooban: Ababka iyo Barbaarinta   Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid waxa uu 1948-kii ku dhashay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, hase ...

Read More »

Maxamed Faarax Caydiid

  Taariikhda Dhalashada 1934   Goobta Dhalashada Beled-Weyn   Gobolka Dhalashada Hiiraan   Shaqadda              Ciidan, Siyaasi & Hogaamiye   Sooyaal Kooban: Ababka iyo Barbaarinta General Maxamed Faarax Caydiid waxa uu ku dhashay degmada Beled-Weyn ee Xarunta gobolka Hiiraan, Soomaaliya, ...

Read More »

Aadan Cabdullaahi Nuur (Gabyow)

Taariikhda dhalashada     Goobta Dhalashada Madogaashe   Gobolka Dhalashada Gobolka Waqooyi Bari Kenya   Shaqadda Ciidan, Siyaasi   Sooyaal Kooban: Ababka iyo Barbaarinta   General Aadan Cabdullaahi Nuur (Gabyow) waxa uu ku dhashay magaalada Madogaashe oo ku taala gobolka ...

Read More »