Home / Author Archives: Black (page 15)

Author Archives: Black

Taariikhda Huseen Maalin

Huseen Maalin, wuxuu ku dhashay xamar sannadkii 1923kii wuxuuna ku soo barbaaray Xamar, wuxuuna yaraantiisi jeclaa ciyaaraha guud ahaan, gaar ahaan ciyaaraha kubbadda cagta. Huseen wuxuu si daran u jeclaa ciyaaraha hiddaha iyo dhaqanka, wuxuu laashin ku ahaa (shiribka) iyo ...

Read More »

Taariikhda Xayle Cabdi Bariise

Xayle Cabdi Bariise, wuxuu ku dhashay xamar 1937kii wuxuuna ku barbaaray xamar, wuxuuna yaraantiisi jeclaa ciyaaraha guud ahaan ,gaar ahaan ciyaaraha kubbadda cagta,wuxuuna ku soo biiray ciyaaraha kubbadda cagta sannad ka markuu ahaa 1955kii wuxuuna u saftay kooxda shingaani, qaybta ...

Read More »

Taariikhda Cabdi Raxmaan Dude Samatar

Cabdi Raxmaan Dude Samatar, wuxuu ku dhashay xaafuun 1936kii, wuxuuna ku barbaaray xamar iyo marka, dude wuxuu tacliinta dugsiga H/Dhexe iyo Sare ku dhameystay xamar, dude Samatar wuxuu yaraantiisi jeclaa ciyaaraha guud ahaan, wuxuuna ciyaaraha ku soo biiray 1951kii isagoo ...

Read More »

Taariikhda Yusuf (xaraare.)

Yuusuf Maxamed Axmed (xaraare), wuxuu ku dhashay B/Weyne 1930kii, wuxuuna ku barbaaray B/Weyne, Yuusuf wuxuu tacliinta dugsiga H/Dhexe iyo tan Sare ku qaatay magaalada xamar wuxuu ku biiray shaqaalaha wasaaradda xannaanada xoolaha dhirta iyo daaqa. Yuusuf wuxuu yaraantiisi jeclaa ciyaaraha ...

Read More »

Taariikhda Maxamed Cali Xasan

Maxamed Cali Xasan, wuxuu ku dhashay luuq Ganaane 1933kii, wuxuuna yaraantiisi jeclaa ciyaaraha gaar ahaan kubbadda cagta,Maxamed  wuxuu ku biiray dadwaynaha taga  goobaha ciyaaraha,wuxuuna ahaa taageere raacsan kooxdii booliska,mudo fara badan markuu sacabka u tumayey kooxdii booliska,ayuu jeclaystay inuu abaabulo ...

Read More »

Taariikhda Nuur Xuseen Cabdi

Nuur Xuseen Cabdi, wuxuu ku dhashay xamar xaafadda Wartanabadda, sannadkii 1924kii. Nuur wuxuu yaraantiisii jeclaa ciyaaraha, wuxuuna daawashada ciyaaraha ku soo biiray 1947kii, wuxuuna fagaaraha lagu hardamo ka muuqday muddo faro badan, wuxuuna muteystay in loo doorto madaxa Naadiga Jeenyo ...

Read More »