Home / Author Archives: Black

Author Archives: Black

Taariikhda Madaxwayne C/llaahi Yuusuf Axmed

C/llaahi Yuusuf Axmed waxa uu ku dhashay magaalada Gaalkacyo December Sanadkii 1934-kii. Waxbarashadiisa dugsiga sare markuu dhamaystay,  wuxuu galay kulliyadda culuumta ciidamada, muddo kaddib laba sano oo waxbarasho gaaban ah ayaa loogu diray talyaaniga sanadadii 1954-1956. Sanadkii 1957-dii ayaa C/llaahi ...

Read More »

Mohamed Saleebaan Tubeec (Boqorka Codka)

Allaah ha u naxariistee marxuum maxamed saleebaan tubeec waxa uu ku dhashay Sannadkii 1941-kii deegaanka laalays oo ka tirsan degmada berbera ee xarunta Gobolka saaxil oo uu ku dardaarmay in lagu aaso marka uu dhinto. maxamed Saleebaan tubeex waxa uu ...

Read More »

Fanaanada Maryan Mursal Ciise

Maryan mursal ciise bootaan waxey ku dhalatay magaalada gaalkacyo ee gobalka mudug Sanadkii 1950-kii maryan lix sano kadib waxey usoo wareegen iyada iyo qooyskeeda caasimada Soomaaliya ee Maryan mursal waxey fanka bilowday eyadoo 14-jir ah, waxayna radio muqdisho ku biirtay ...

Read More »

Taariikh Nololeedka Xaliimo Khaliif Magool

Xaliima khaliif cumar magool, waxay ku dhalatey gobollada dhexe gaar ahaan Beledweyne  sanadkii 1943kii, halkaas ayeyna ku soo barbaartay , magool iyadoo Da’deedu aad u yar tahay ayey ku biirtay fannaaniintii gobollada waqooyi , Halkaas oo ay gacan weyn ku ...

Read More »

TARIIKHDA SHAMIS ABOKAR (GUDUUDO CARWO)

Shamis abuukar waxay ku dhalatay deegaan xeebeedka conqor oo dhanka bari kaga Beegan magaalada berbera sanadkii 1935, waxanay ku soo barbartay magaallada Berbera sanadihii hore nolosheeda.  waxay fanka ku soo biirtay taariikhdu markay Ahayd 1952kii oo markii ugu horeysay codkeeda ...

Read More »

MILICSO: QAAR KA MID AHAA ARDAYGII SOMALIYED EE WAXBRASHADA LOOGU DIRAY DALKA TALYANIGA

  MILICSO: QAAR KA MID AHAA ARDAYGII SOOMAALIYEED EE WAXBRASHADA      LOOGU DIRAY DALKA TALYANIGA 1952-DII SI AY ULA WAREEGAAN DALKA MARKA LA GAARO XORRIYADDII 1960-KII.   SAFKA KORE MARKA BIDIX  LAGA BILAAB Ahmed Sheikh Mahamed Khamiis (Sudani) Mahamed Siyaad Barre ...

Read More »

Mudane Aden Maxamed Cali

   In aad noqoto wasiirka aan dhicin ee dowladdii jaalle maxamed siyaad barre ma aheyn arrin fudud, in aad billad dahabi ah ku hesho dadaalka iyo hor-u-marinta waxbarahadda dalka waa arrin kale oo tii hore kaculus balse waxaa intaas oo ...

Read More »