Home / Taariikh / Maxamud Maxamed Guure

Maxamud Maxamed Guure

Taariikhda Dhalashada 1957  
Goobta Dhalashada Beled Weyn  
Gobolka Dhalashada Hiiraan  
Shaqadda Siyaasi  
Sooyaal Kooban:
Ababka iyo Barbaarinta

Maxamuud Maxamed Guure waxa uu ahaa Siyaasi markiisii hore ku dhasahay magaalada Beled-Weyn ee xarunta gobolka Hiiraan, taariikhdu marka ay ahayd 1957-kii. Waxbarashadiisa Dugsiga Hoose waxa uu qaatay 1962-1966-kii. 1966-1970-kiina wuxuu dhiganayay Dugsi Dhexe, halka 1970-1974-kii uu dhiganayay Dugsiga Sare ee Beeraha degmada Afgooye ee Shabeelada Hoose, Soomaaliya. Intii u dhaxeysay1974-1978-kii wuxuu Jaamacadda Missouri ka bartay Cilmiga Dhaqaalaha Beeraha, waxa uuna Heerka 2-aad ee Jaamacadda diyaariyay 1984-1988-kii.

1988-1989-kii wuxuu ka shaqeeyay Mashruucii Fidinta Beeraha ee AFNET, halka 1989-1914-kii uu kaga shaqeeyay Hay’adda FAO dalka Cumaan, waxaana 1999-2001-dii uu UNDP uga ahaa Dalka Yeman Maamule Mashruuc. 2006-2012-dii wuxuu Hay’adda Concern uga ahaa Guddoomiye Hormarinta Bulshada, isaga oo 2012-2016-kii uu ahaa Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya.

[1]

Waxbarashada

1962-1966 Wuxuu dhiganayay Dugis Hoose

1966-1970 Wuxuu dhuganayay Dugsi Dhexe

1970-1974 Wuxuu dhiganayay Dugsiga Sare ee Beeraha, Afgooye, Shabeelada Hoose, Soomaaliya

1974-1978 Wuxuu wax ka bartay Jaamacadda Missouri Cilmiga Dhaqaalaha Beeraha

1984-1988 Heerka 2-aad ee Jaamacadda ayuu qaatay [2]

Waaya-aragnimada iyo Shaqada

 

1988-1989 Wuxuu ka shaqeeyay Mashruucii Fidinta Beeraha ee AFNET

1989-1914 Wuxuu kaga shaqeeyay Hay’adda FAO dalka Cumaan

1999-2001 Wuxuu UNDP uga ahaa Dalka Yeman Maamule Mashruuc

2006-2012 Wuxuu Hay’adda Concern uga ahaa Guddoomiye Hormarinta Bulshada

2012-2016 Wuxuu ahaa Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya [3]

 

 

[1] http://goobjoog.com/2016/06/02/taariikh-nololeedka-xildhibaan-cabdulahi-jaamac-iyo-xildhibaan-maxamud-maxamed-guure/

[2] http://goobjoog.com/2016/06/02/taariikh-nololeedka-xildhibaan-cabdulahi-jaamac-iyo-xildhibaan-maxamud-maxamed-guure/

[3] http://goobjoog.com/2016/06/02/taariikh-nololeedka-xildhibaan-cabdulahi-jaamac-iyo-xildhibaan-maxamud-maxamed-guure/

 

W. D. Mustaqbal Media Corp.

About Black