Home / Taariikh / Jibriil Cali Salaad

Jibriil Cali Salaad

Taariikhda Dhalashada 1939  
Goobta Dhalashada Laas Qoray  
Gobolka Dhalashada Sanaag  
Shaqadda Ciidan, Siyaasi  
Sooyaal Kooban:
Ababka iyo Barbaarinta

 

 

Waxbarashada

1966-kii ayuu Dugsiga Hoose iyo Dhexe Ku Dhameeyay Dugsiga Axmed Gurey, Hargeysa-Soomaaliya

1970-kii ayuu Dugsi Sare Ku Dhameeyay Dugsiga Sare ee Faarax Oomaar, Hargeysa-Soomaaliya

2000      Wuxuu Dhameeyay Heerka 1-aad ee Jaamacadda, Kuliyadda Sharciga, Jaamacadda Hargeysa [1]

Waaya-aragnimada iyo Shaqada

 

1958-1960 Askari Ka Tirsanaa Ciidamadii Soomaalida ee uu Ingiriisku Xakumayay

1960-1980 Askari Ka Tirsanaa Ciidamada Militariga Soomaaliya

1964 & 1977 Wuxuu ka Qeybgalay 2-dii Dagaal ee Soomaaliya & Itoobiya, Wuxuuna ku helay Colonel

1980-1982 Guddoomiyaha Degmada Baardheere, Gedo-Soomaaliya

1982-1983 Guddoomiyaha Degmada Sheekh, Togdheer-Soomaaliya

1983-1986 Guddoomiyaha Degmada Kismaayo, Jubbada Hoose-Soomaaliya

1986-1988 Guddoomiyaha Gobolka Awadal, Soomaaliya

1988-1991 Guddoomiyaha Gobolka Sanaag, Soomaaliya

1994-2004 Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Somaliland, Soomaaliya [2]

 

 

[1] https://www.somalinet.com/forums/viewtopic.php?t=124503

[2] https://www.somalinet.com/forums/viewtopic.php?t=124503

 

W. D. Mustaqbal Media Corp.

About Black