Home / Cayaaraha / TAARllKHDA MADAXEY

TAARllKHDA MADAXEY

Cusmaan Barrow Axmed (Madaxey) wuxuu ku dha- shay Jowhar 1916kii, wuxuu ku barbaaray Balcad wu­xuu yaraantiisii je’iaa ciyaaraha. Madaxey wuxuu u soo tallaabay Goboika Banaadir wuxuu xiriir toos ah la yeeshay goobaha ciyaaraha, wuxuu billaabay inuu noq- do fcaageere, wuxuuna jeclavstay inuu difaaco kooxda Boiiiska, wuxuuna taageeridda kooxda Boliiska ku mutaystay in ioo aqoonsado taageeraha laad, waxaana lagu abaalmariyey inuu kooxda Boiiiska u raaco dalka Cadan wuxuuna kor u qaaday qayladii iyo difaacii uu kooxda Boiiiska u hayey. Madaxweyne, goobaha lagu hardamo, waxaa lagu yaqaanaa qosolka iyo qoriga la Wareejiyo.

Madaxey wuxuu taageere weyn u noqday kooxda Horseed kaddib markii laysku daray Boiiiska iyo Xoogga, Madaxey wuxuu yiraahdaa intaan ifka ku noolahay waxaan ahaan doonaa kooxda Horseed Cawo iyo Maalin

Cusmaan Barrow Maxamed wuxuu ka mid yahay taageerayaasha caanka ku ah dalka Soomaaiiya.

 

Xigasho: Buugga Gool

Qoraa: Axmed Max’uud Dhicisow.

About Black