Home / Cayaaraha / TAARIIKHDA SACIID (QOORSHEEL)

TAARIIKHDA SACIID (QOORSHEEL)

Saciid Jaamac Cali (Qoorsheel) w’uxuu ku dhasayHargeysa 1955kii. Wuxuu ku barbaaray Xamr Saciid wuxuu yaraantiisii jcclaa ciyaarta kubbai& Koiayga wuxuuna ciyaaraha ku soo biiray 1970kii xuu’ll saftay kooxda Shaqa.daha (C.H.L.S.), wuxuu ku soo baxay ciyaaryahan daafaca ku wanaagsan. Wuxuu kaloo u saftay kooxda 1FTIN ee Wasaaradda barashada iyo Barbaarinta. Bankiga Soomaaliya iyo Wakaaladda Biyaha. Wuxuu uga tallaabay kotJ LL.PP. Ee qaybta (A). 197f>kii ciyaar wanaaggiisii I xaa loo magacaabay Xulka Q.iranka ee dalka Soomaaliya, wuxuu ciyaaray (37) ciyaarood oo caalami ah, wuxuuna ka soo ciyaaray dalalka Shiinaha. Kuwayt, Masar. Liibiya, -Afrikada Dhcxc iyo Suudaan, Saciid wuxuu ka mid ahaa ciyaartoydii Naadiga Jeenyo muado Shan sannadood ^ah u hantiyey horyaalka kubbadda kolevga ee dalka Soomaaliya.

 

Xigasho: Buugga Gool

Qoraa: Axmed Max’uud Dhicisow.

About Black