Home / Cayaaraha / TAARIIKHDA MAXAMUUD YUUSUF

TAARIIKHDA MAXAMUUD YUUSUF

Maxamuud Yuusuf Cabdi, wuxuu ku dhashay Bur- co 1955kii, wuxuu ku barbaaray Burco wuxuu si daran u jeclaa Ciyaarta Kubadda Kolayga. 19771kii wuxuu u saftay Gobolka Hargeysa, wuxuuna ku soo baxay Ci­yaar yaha caalami ah, wuxuu kaloo u saftay Dugsiga Sare ee Banaadir Degmada Hodan iyo Kulliyadda Laf­ooie, wuxuuna fagaarahaa lagu hardamay ka muujiyey

 

Ciyaar Farsamo wanaagsan leh 1973kii wuxuu u tallaabay Kooxah a waaweyn Qaybta (A)wuxuuu saftay Naadiga LL. PP.Ciyaar wanaaggiisiWaxaa loo magacaabay durbadiiba KooxdaQarankaee Kubadda Kolayga, wuxuuna ka soociyaaray UalkaMsar, Liibiva, Afrikada Dhexe. Kuwayd, Suudaan Shiinaha Dadka, wuxuuna ciyaaray (23) ciyaaroocalami ah.

 

Xigasho: Buugga Gool

Qoraa: Axmed Max’uud Dhicisow.

About Black