Home / Cayaaraha / TAARIIKHDA (GEES)

TAARIIKHDA (GEES)

Maxamed Cabdi Cawad (Gees), wuxuu ku dhashayBurco 1954kii, wuxuu yaraantiisii jeclaa Ciyaarta Kubadda Kolayga, wuxuuna ciyaaraha ku soo biiray 1971kii, wuxuuna u saftay Gobolka Hargeysa. Wuxuuna ku soo baxay ciyaaryahan wayn. Gees wuxuu si isdaba joog ah u ciyaaray Sannadkii 72/73kii wuxuuna u saf­tay Gobolka Hargeysa. Gees waxaa loo mngucaabay Xulka Qaranka Soomaaliya waxaanu ka soo baxay Kaalintii laga rabay. Gees wuxuu u taliaabay Naadiga LL.PP. 1974kii, waxaanu ku soo baxay Ciyaaryahan xarfad wayn leh oo laga yaqaan Dalka, Gees wuxuu ka soo ciyaaray Dalai fara badan oo ay ka mid yihiin: Masar, Afrikada Dhexe, Shiinaha, Liibiya lyo Kuwayt, waxaanu ka soo dhalaalay Fagaaraha waaweyn. Gees wuxuu ciyaaray (23) Ciyaarood oo rasmi ah. Waxaanu ka mid yahay Civaartooyda ugu waawayn Dalka Soo­maaliya laga xasuusto.

 

Xigasho: Buugga Gool

Qoraa: Axmed Max’uud Dhicisow.

About Black