Home / Cayaaraha / TAARIIKHDA CADDE IIKAR:

TAARIIKHDA CADDE IIKAR:

Cabdulqaadir Abuukar Nuur (Cadde) wuxuu ku dhashay Xamar 1938kii wuxuu ku barbaaray isla Xamar yaraantiisiina wuxuu jeclaa ciyaaraha guud ahaan wuxuu ciyaarta ku soo biiray sannadku markuu ahaa 1943kii, wuxuu u saftay kooxda Boondheere qaybta (B) wuxuu ku soo baxay ciyaaryahan wanaagsan. Hase yeeshee wuu ka fariistay ciyaaraha wuxuuna ku biiray taageerayaasha, isagoo bilaabay inuu taageere u noqdo kooxda Teenis Muqdisho iyo ugu dambaystii kooxda uu ku soo shaac baxay oo ah LL. PP.

Runtii Cadde wuxuu ku soo c-aan baxay kooxda LL.PP. Wuxuuna noqday taageere weyn oo laga yaqaan goobaha ciyaaraha. Cadde inkastoo muddo fara ba- dan fagaaraha uga qaylin jiray kooxda LL.PP. Wuxuu haddana si lama filaan ah ugu biiray inuu ka mid noq- do taageerayaasha Horseed wuxuuna ka mid yahay taageerayaasha waaweyn ee dalka Soomaaiiya.

 

Xigasho: Buugga Gool

Qoraa: Axmed Max’uud Dhicisow.

About Black