Home / Cayaaraha / TAARIIKHDA CABDl DHEERE:

TAARIIKHDA CABDl DHEERE:

Cabdi Maxamed Cige, wuxuu ku dhashay Jamaame 1952kii. Wuxuu ciyaarta kubbadda kolayga ku soo biiray 1972kii. wuxuu u saftay Gobolka Bay, wuxuu la soo baxay ciyaar iyo karti, wuxuu isla markiiba ku bii­ray kooxda LL. PP. ee qaybta (A. 197.3kii) waxaa loo magacaabay kooxda Qaranka. Ee kubbadaKolayga, wuxuuna ci- yaaro caalami ah ka ciyaaray dalalka; Kuwayt, Afri- kada Dhexe, Shiinaha. Liibiya, Masar, Suudaan iyo Kiinya, wuxuuna ka soo baxay kaalintii loo xil saaray, Cabdi wuxuu ciyaaray (37) ciyaarood oo caalami ah wuxuuna ka mid vahay civaaryahannada kubbadda kolayga loogu jecel yahay daika Soomaaliya.

 

Xigasho: Buugga Gool

Qoraa: Axmed Max’uud Dhicisow.

About Black