Home / Cayaaraha / TAARIIKHDA AXMED XAAJI NUUR

TAARIIKHDA AXMED XAAJI NUUR

Axmed Xaaji Nuur’ (Jookar) wuxuu ku dhashay Sheekh ee ka mid ah Gobolka Togdhcer 1955kii,wuxuu ku barbaaray isla Gobolka Burco, yaraantiisii wuxuu jeclaa ciyaarta Kubadda Kolayga wuxuuna fagaaraha Ciyaaraha ku soo biiray 1970, wuxuu u saftay Dugsiga

Lafoole wuxuuna ku soo baxay Ciyaaryahanimadiisii wuxuu u tallaabay Kooxaha waaweyn Qaybta (A) wuxuu u saftay Kooxda W.X.K.U. 1973 wuxuu u tallaabay LL.PP. dabayaaqadii 1973kii, Ciyaarwanaaggiisii iyo kartidiisii waxaa loo magacaabay Xulka Qaranka ee Dalka Soomaaiiya 1974kii, wuxuu Ciyaaro caalami ah ka soo ciyaaray Dalalka; Afrikada Dhexe, Masar, Lii- biya, Kuwayt, Suudaan iyo Shiinaha, wuxuuna gooba- haa ka muujiyey ciyaar hee rsare ah,. Axmed wuxuu ciyaaray (25) Ciyaar oo caalami ah, wuxuuna ka mid yahay ciyaaryahannada Dalka Soomaaiiya ugu xarfaansan.

 

Xigasho: Buugga Gool

Qoraa: Axmed Max’uud Dhicisow.

About Black