Home / Cayaaraha / TAARIIKH AXMED SUBAYR

TAARIIKH AXMED SUBAYR

Axmed Subayr Macallin wuxuu ku dhashay Xamar 1946kii, wuxuu ciyaarta Feerka ku soo biiray 1961kii, wuxuuna Riingaha la koray Mr. G. Jeeno, oo u dhashay Talyaaniga, waxaana goobtaas ku guulaystay Ax’ed Su­bayr, wuxuuna ku soo baxay ciyaaryahan karti fiican leh. Wuxuu u saftay 12 ciyaarood oo rasmi ah, 1958kii, waxaa Subeyr gaaray dhaawac cuius wuxuuna ka jabay Gacanta mi dig waxaana Gacanta ka jebiyey Makiinad uu howl ku hayey. 1960kii wuxuu ka fariistay Ciyaarta Feerka, wuxuuna u talaabay dhinaca Tababareyaasha, wuxuuna hantay Shahaadada laad ee tababaridda Feerka.1962kii Xiriirka Soomaaliyeed ee feerka wuxuu u magacaabay inuu noqdo Tababaraha Kooxda Qaranka ee Feerka Cuius. Wuxuu ka qayb galay Ciyaaro rasmi ah oo lagu qabtayDalka Masar, wuxuuna ka soo hantay guul iyo magac wayn. Axmed Subayr waxaa loo aqoonsan yahay inuu yahay Aabaha Feerka ee Dalka Soo maaliya.

 

Xigasho: Buugga Gool

Qoraa: Axmed Max’uud Dhicisow

About Black