Home / Cayaaraha / TAAR1IKEDA CABDULLAAHI NERO

TAAR1IKEDA CABDULLAAHI NERO

Cabdullaahi Maxamed Warsamc (NERO) w ku dhashay Xamar 1945kii wuxuu ciyaarta feerk soo baxay 1962kii wuxuu u saftay kooxda Oorfaru xuuna ku soo baxay ciyaaryahan karti fiican leh, xuuna u saftay kooxo far a badan waxaana ka ah, kooxda Centro Isportivo iyo Xoogga Dalka Soon liyeed, wuxuuna hantiyey koobab fara bat

Cabdullahi Neero 1963kii, wuxuu ka fariistay yaarta Feerka, wuxuuna ku wareegay dhinaca Ta baryaasha. Wuxuu asaasay Naadiga Gaadiidka wux’ na soo saaray Ciyaartoy fara badan wuxuuna Naa giisu hantay Horyaalkii 1969kii waxaana loo aqoon, day inuu yahay Tababare Karti fiican leh, wuxuu £ siib u yeeshay inuu ka qayb galo Tababar ay soo c banqaabisay Ururka Feerka ee Caalamka (I. 0. C.) < iagu qabtay Dalka Talyaaniga, wuxuuna ku guulatay Shaihaadaha heerka laad ee ururka C AD k.i miga,

Mrtrkii uu dib ugu soo laabtay Dalka Soomaaliya wuuu wax wayn ka taray kor u qaadidda civaaraha foerka wuxuuna furay Tababarro isdaba joog ah, isagoo oo saaray (24) Tababare oo mutaystay Shahaadaha heerka 3aad, wuxuu kaloo soo saaray 30 Macallin oo htga soo xulay Gobollada Dalka Soomaaliya. Kadib markii uu furay Tababar heer Tababaridaa Feerka, (‘abdullaahi Neero wuxuu ka mid noqday Ciyaaryahannada iyo tababarayaasha loo aqoonsaday ciyaarta Feerka.

 

Xigasho: Buugga Gool

Qoraa: Axmed Max’uud Dhicisow.

About Black