Home / Dalka / Mas’uuliyiinta soo qabtay Taliska Qeybtii 26aad ee XDS

Mas’uuliyiinta soo qabtay Taliska Qeybtii 26aad ee XDS

Taliska Qeybtii 26aad ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed waxaa soo qabtay mas’uuliyiintan soo socda:

1-Jan Jaamac Aw Muuse Samatar
2- Jan Maxamed cali Mire
3- Jan Muuse Xasan Abdulle
4-Jan Cismaan Saalax C/karim
5-Jan Yuusuf Axmed Salxaan
6- Jan Siciid Faarax Gooje
7- Jan Maxamed Xaashi Gaanni
8- Jan Maxamed Siciid (Morgan)
9- Jan Axmed Warsame Maxamuud
10-Jan Maxamed Xuseen Daa’uud
11-Jan Cismaan Sheekh Cali (Badmaceeye)

 

Xigasho: Ustaad C/raxmaan Guure

About somaliwi