Home / Dalka / Magacyada Gobollada Soomaaliya oo dhammeystiran

Magacyada Gobollada Soomaaliya oo dhammeystiran

Dalka Soomaaliya wuxuu ka kooban yahay 18 gobol, waxayna kala yihiin:

  1. Gobolka Awdal
  2. Gobolka Waqooyi Galbeed
  3. Gobolka Togdheer
  4. Gobolka Sanaag
  5. Gobolka Sool
  6. Gobolka Waqooyi Bari
  7. Gobolka Nugaal
  8. Gobolka Mudug
  9. Gobolka Galguduud
  10. Gobolka Hiiraan
  11. Gobolka Shabeellaha Dhexe
  12. Gobolka Shabeellaha Hoose
  13. Gobolka Banaadir
  14. Gobolka Baay
  15. Gobolka Bakool
  16. Gobolka Gedo
  17. Gobolka Jubbada Dhexe
  18. Gobolka Jubbada Hoose

About somaliwi