Home / Dalka / Gobolka ugu yar Soomaaliya, uguna degmooyinka badan

Gobolka ugu yar Soomaaliya, uguna degmooyinka badan

Gobolka baaxad ahaan ugu yar Gobollada Soomaaliya waa gobolka Banaadir. Wuxuu gobolku ka kooban yahay inta ay ku fadhiso magaalada Muqdisho. Muqdisho sidoo kale waa caasimadda Soomaaliya.

Sanadkii 1990kii gobolka Banaadir wuxuu ka koobnaa 16 degmo oo kala ah:

  1. Dharkeynley
  2. Wadajir
  3. Waaberi
  4. Hodan
  5. HawlWadaag
  6. Dayniile
  7. Wardhiigley
  8. Xamar Weyne
  9. Xamar jajab
  10. Shangaani
  11. Boondheere
  12. Shibis
  13. Cabdulcasiis
  14. Kaaraan
  15. Heliwaa
  16. Yaaqshid

About somaliwi